Friday March 22nd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka KULMIYE WAA XIDIG KELIYA (Qaybtii 51aad) Qore : Maxamed Xoosh

0
Friday January 04, 2019 - 09:15:52 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka KULMIYE WAA XIDIG KELIYA (Qaybtii 51aad) Qore : Maxamed Xoosh

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka KULMIYE WAA XIDIG KELIYA (Qaybtii 51aad) Qore : Maxamed Xoosh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka KULMIYE WAA XIDIG KELIYA (Qaybtii 51aad) Qore : Maxamed Xoosh

Sanadkii Xukuumadan Jirtay Qaab Dhismeedka Loo Soo Magacaabay Xubnaheedu Waxay u Badan Yihiin Dhalinyaro Iyo Xirfadlayaal Aan Shaqo Ku Lahayn Siyaasad Marka Laga Reebo, Ina Koore, Ina Kaahin Iyo Seed....

"Libinta Oo Dhan Muuse Biixi Ayaa Leh” Keligii Ayaa Ka Dhex Muuqanaaya




Xisbiga Kulmiye Oo Ah Xusbiga Ugu Balaadhan Dalka Isna Aydaloojiyad Uu Ku Hawl Galo Ma Leh, Fikir Siyaasi Ah Waxa Ugu Danbaysay Markuu Muuse Biixi Ololaha Ku Jiray oo Diyaar Garow Badani Ka Muuqday, Imaka Waxa Kusoo Hadhay Niman Waaweyn Oo Ficiltamaaya !

"Waa Libin Kale Oo Xoojinaysa Xidignimada Muuse Biixi”






Marka La Barbar Dhigo Xisbiga Wadani Wuu Ka Badbaday Talo Ku Ururta Nin Keliya Waa Rag Is Garab Socda Oo Wada Tashi Ka Muuqdo



Arinkani Uma Muuqato Keli Talisnimo Wey Ka Fogtahay Nidaamka Iyo Dastuurka Ayaan Ogolayn



Ee Waa Awood Urursi Iyo LEGACY Ga Keli Ku Noqo Madaxweynaha Wey u Fiicantahay Shacabka Se Dantooda Kuma Jirto





Madaxweyne Cigaal AHN Wuxuu Ku Caan Ahaa In Talada Oo Dhami Isaga Ku Ururto Isaguna u Muuqdo Xidiga Keliya Waanu Ku Guulaystay





Hogaamiyaha Siyaasiga Ah Ama Madaxda Dawladaha Galbeedka ee Dawladnimadda Inoo Soo Waariday Markaynu Eegno Waxa U Dhaqan Ah In Ninka Xilka Qabtaa Isku Meero Niman Isaga Ka Aqoon Badan Ama Ku Xeeldheer Akhrinta Xaalada Iyo Jawiga Ku Xeeran ,Dhaqaale, Siyaasi, Amni….



Waa Halkay Guushu Ku Jirto Adiguna Sunne Aad Jeexday Bay Noqonaysaa



Madaxweyne Iyada Oo Awooda Iyo Mudo Xileedkaaguba Kooban Yihiin , Waxaan Kaa Codsnayaa Dhaxalsii Waayo Aragnimada Arday Iyo Cid Kulmiye Dabadaa Dhaqaajisa Waaqica Qabiilka Ina Baday Iyadoon Laga Tagayn Xaga Aydaloojiyadda Xisbiyada Usoo Dabaala



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
WAREYSIYO