Wednesday June 26th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Tacsi : Wasiirka Arrimaha Dibeda Prof Faratoon

0
Friday January 04, 2019 - 23:21:27 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi : Wasiirka Arrimaha Dibeda Prof Faratoon

    Wasiir-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga ah Md. Liibaan Yuusuf Cismaan, Agaasimaha Guud ee Wasaarada, Mr Cabdinaasir Axmed Xirsi, Safiirka JSL

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga ah Md. Liibaan Yuusuf Cismaan, Agaasimaha Guud ee Wasaarada, Mr Cabdinaasir Axmed Xirsi, Safiirka JSL

Tacsi

 

Wasiir-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga ah Md. Liibaan Yuusuf Cismaan, Agaasimaha Guud ee Wasaarada, Mr Cabdinaasir Axmed Xirsi, Safiirka JSL ee Faransiiska Md. Cali Ismaaciil Huseen, safiirka JSL ee Ingiriiska Marwo Ayaan Maxamuud Cashuur, Safiirka JSL ee Kenya Md. Baashe Cawil Cumar, Safiir-xigeenka Safaarada Kenya Md. Ayaanle Salaad, Dhamaan Safiirada JSL ee Caalamka, Dhamaan Agaasime-waaxeedyada iyo Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Dibedda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Agaasimaha Guud ee Guddiga Qandaraasyada Qaranka Mr. Maxamed Axmed Xasan (Jabarti-saadle), Weriye Maxamuud Cali Sh Maxamed, weiye Faysal Axmed Kaarshe, dhamaan dadkaasi waxay ka tacsiyadeynayaan Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga Prof Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon)geerida ku timi Seedigii AHN Marxuum Maxamed (brown) Xasan Marayare, oo dhowaan ku geeryooday shil ka dhacay magaalada Beer, ee Togdheer.

Waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan inuu jannatul al-fardowsa naxariistiisa ku geeyo, qoyskii, qaraabadii, ehelkii, Wasiir Prof Faratoon iyo ummada Somaliland iyo islaamkaba Samir iyo Iimaan ka siiyo, Aamiin. Aamiin……………….Aamiin…………………. Aamiin…………..Aamiin



--
Mohamoud Ali Walaaleye



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
WAREYSIYO