Wednesday June 26th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Maqaal Ganacsi bilaw ah kuna guulayso hab fudud

1
Sunday January 06, 2019 - 08:16:11 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 304
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maqaal Ganacsi bilaw ah kuna guulayso hab fudud

    Maqaal Ganacsi bilaw ah kuna guulayso hab fudud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maqaal Ganacsi bilaw ah kuna guulayso hab fudud

Ganacsiga lagu bilaabi karo 200$
Si Sahlana loogu Guuleysan karo .
★★★★★★★★★
1=soo iibso hal karyoone oo nooca =35$ Taayirka buushkaa leh Ee aan Daloo—shamin kaagana baahnayn wax naqas ah.
2=soo iibso laba qori iyo silig yar oo ah hadhaayada faaradaha isugeyn =15$
3=Gacanta nijaarka miiska yar ee la dul saarayo kaaryoonka = 5$
4=soo iibso 1 jawaan oo liina =25$
5=2 saxaradood saytuun =11$ ilaa 14$
QIIMO ahaana waxaynu Qadanaynaa 14$


6=2 saxaaradood shamaam= 18$
7=Kartoon Tufaaxa =25$ ilaa 30$
Waana laba nooc ka cas iyo ka akhtarkaa
8=Khudrad kale oo soo baxday oo aad jeclaatay inaad ganacsigaa-ga ku biiriso =15$
9=1 kursi oo ah ka yar ee lagu fadhiisto qiima ahaana waa =5
10= Hal Dalaayad oo ah Nooca xayaysiiska shirkadaha qiimo ahaana
Waa = 8$ ilaa 10 $
11=Inan shaqaale ah oo Nadiifa Yoomkiisa Labada galinba 7$
Hadhowna waad u kordhinaysaa marka suuqu bato waanad la heshiinaysaa
TOTAL ISUGEYN= 179 $ WALI WAXA BAAQI INOO AH = 21$ WAXAAD KU BUUXISAA MEEL KUGU SOO BANAANAATAY ......
★★★★★★★
Qaabka ganacsigani u guuleysanayo insha Alaah Allena Talo saaro.
TUSAALE
Waxaad iibisay 70 xabo oo liina 70x2500=175000 Somaliland Shilling
Iibka Tufaaxa ~~40 xabo Tufaax
40x4000=160000 Somaliland Shilling
Iibka saytuunka ~~~
1kg = 5kg x 20,000=100,000 S/shilling
Iibka Alaabta kale ee Hadhay iyo Intii Aad ku soo Dartay ka soo qaad inaad Maalintii Iibisay
150,000 Somaliland Shilling
ISUGEYN DHAMAAN IIBKA MAALINTAAS DHACAY .585000 S/shilling
585,000 -70,000 inanka shaqaalaha
Baaqi =515000 iibka maalintaas dhacay waa Markaynu qiyaasno .
Meesha iibkaaga waa Magaaladaada weyn
Ee aad ku nooshahay Calafkaagana waad qaadaysaa .
.
HADIIIBA AAD SHAQADAAS LABA KA DHIGTO FAAIDADA AAD HELAYSAA WAY LABA LAABMAYSAA ..

GANACSIGA KAARYOONKA TAAGAN
ISAGU QIIMEYN WAA 450$ ILAA 700$
INTA U DHAXAYSA.
★★★★★★★
Hala shaqaysto Ganacsi wacan guulayso
Inshaa alaah Waxa ku xigaya Ganacsiga lagu bilaabi karo 300$ ilaa 600$ inta udhaxaysa ....

QoreEngrAbdifatahJama
Email IdSircabdifataxj@gmail.com
DATE 6/01/2019



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
WAREYSIYO