Friday March 22nd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

GANACSIGA LAGU BILAABI KARO 900$ ILAA 1300$ Si SAHLANA LOOGU GUULEYSAN-KARO .

0
Wednesday January 09, 2019 - 20:35:11 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GANACSIGA LAGU BILAABI KARO 900$ ILAA 1300$ Si SAHLANA LOOGU GUULEYSAN-KARO .

    Ganacsiga lagu bilaabi karo 900$ ilaa 1350$ Ganacsigani waa Macmacmacaanle kaasi oo lagu iibiyo cuntooyinka fudud .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ganacsiga lagu bilaabi karo 900$ ilaa 1350$ Ganacsigani waa Macmacmacaanle kaasi oo lagu iibiyo cuntooyinka fudud .

★★★★★★★
Ganacsiga lagu bilaabi karo 900$ ilaa 1350$
Ganacsigani waa Macmacmacaanle kaasi oo lagu iibiyo cuntooyinka fudud .
Qiimo Ahaan Alaabta Aad u baahantahay iyo sida uu u shaqaynayo kaga bogo halkan hoose.
* qol kiro ah oo yara waafi ah barxad horena leh meel bulshadu ku kulanto 300$ ilaa 500$ inta udhaxaysa ayaa lagaaga kireynayaa balse waxa badan dakhliga kaa soo galaaya Qiimaha isagu waa ka gaar Alaabtaynu ku furayno meherada iyada ayaynu xisaabinaynaa ..


1 : Hal boodh oo vip ah 3mx1m= 90$
2 :15 miis 15x18$=270$
3 :45 kursi nooca qiimo ahaan 45x6.5$=292.5$
4 :3 Dalaayado dhexe oo barxada hore loo saarayo qiimo ahaan waa =35$
5,ta dalayadaha debada loo sarayo waxaynu ku dabaqaynaa 5 miis iyo kuraastooda 5,ta kalena barxada ayaynu iska dhigeynaa badanaaba suuqu waa wada hadh 5 miis ee soo hadhayna Gudaha qolka ayaynu dhigaynaa .
5 :sadex koobabka sharabka lagu shiido nooca Tayada leh 3x20=60$
6 : 3 kili oo ah nooca shaaha lagu kariyo
Kuwa Tayada leh ee ku shaqaynaya laydhka
→ 3x20=60$
(-sababtaynu u iibsananyo kiliyada waa inaynu Ganacsigeena ku meel gaadhno waayo makiinada shaaha lagu kariyo kaligeed waa 2000 ilaa 2300 hadhow ayaynu gaadhaynaa InshaAlaah-).
7 : koobabka sharaabka iyo kuwa shaahuba qiimo ahaan markaynu isugeysano waa 70$
8 : miiska Quraarada ee maqalhayahu
waa 90$ ..
9 : shelf yar oo sharaab lagu Raseeyo isaga iyo sharaabka lagu Rasaynayo Qiimo Ahaan waa 60$
10:shaaha sonkorta liinta
Saytuunka ,shamaamka ,afakaadhada,canbeha,dasado cano ah, Daqiiqda saanbuuska + saliida iyo waxyaabaha yaryar ee khudrada qiimo ahaan iyana waa 200$
10 : Taangiga biyaha 5 Foosto = 120$
[[[Total Ahaan waa 1347$ intaas ayuu ku kacayaa Ganacsigeenaasi ~ Kuna dhadhaw 1300$.]]

11 : (((5 qof oo shaqaalo ah waa sidan soo socota inan maqalka haya=12
inan shaaha kariya =10$
Inan Ama gabadh sharaabka shiida=10$ Inan duba sanbuuska,quraaca,sameeyana wixii kale ee loo baahan yahay=10$
Inan weelka soo gura isla markaana dhaqa 8$)))
..........IYAGA LACAGTOODA 50$ WAXAYNU KA JARAYNAA IIBKA MAALINTAAS DHACAYA....
※※※※※※※※※
Qaabka uu Ganacsigani ku shaqaynayo waa Magaaladaada aad Ku Nooshahay Gaara ahaana Suuqa Bulshadu Ku kulanto.
※※※※※※※※※

XISAAB AHAAN IIBKA MAALINTAAS DHACAYA LABADA GALINBA
INASHA ALAAH SIDAN RAJAYNAYNO ..
Tusaale waxaad iibisay ileyn waa magaalo weynoo suuqee calfakaagana waad Qaadaysaaye markayu u yarayno iibka maalintaas ..

1 : 230 koob oo sharaaba 230x0.5$=115$
2 : 150 Shaaha 150x0.3$=45$
3: Bunka +iyo noocyda kale 100 koob
100x0.5$=50$
2 :350 saanbuusa 350x0.1=35$
3 : 250 xabo quraca 250x0.1=25$
4 : 100 xabo saanweyj 100x0.3=30$
5: 50 xabo hambeegar 50x0.3=15$
TOTAL IIBKA MAALINTAA 315$
★★★★
315$-50$ SHAQAALAHA.
265$ Xaasil maalin kaliya
265x10000=2,650000 S/Shilling
Bal 65$ kaba Goo oo Ka soo Qaad xaasil lacagta kuu hadhay 200$

HADIIIBA AAD SHAQADAAS LABA KA DHIGTO DAKHLIGA AAD HELAYSAA WUU LABA LAABMAYAA ..

GANACSIGA KAN KA YARA WEYN QURUX AHAAN KA YARA WEYN ISAGU QIIMO AHAAN WAA 2600$ ILAA 3400$
INTA U DHAXAYSA.
★★★★★★★
Hala shaqaysto Ganacsi wacan guulayso
Inshaa alaah Waxa ku xigaya Ganacsiga lagu bilaabi karo 1800$ ilaa 2400$ inta udhaxaysa ....

QoreEngrAbdifatahJama
Email Id:Sircabdifataxj@gmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
WAREYSIYO