Friday March 22nd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Hal abuur qoraa xamse riiraash oo maanta ka hadlaya faaidada salaada

0
Thursday January 10, 2019 - 08:43:11 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal abuur qoraa xamse riiraash oo maanta ka hadlaya faaidada salaada

    Hal abuur qoraa xamse riiraash oo maanta ka hadlaya faaidada salaada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hal abuur qoraa xamse riiraash oo maanta ka hadlaya faaidada salaada Hal abuur qoraa xamse riiraash oo maanta ka hadlaya faaidada salaada.

Salaadu waa tiir ka mida tiirarka ugu muhiimsan ee aasaska u ah diinta islaamka.

Shay kaste oo rasuulka lagu waajibayayna, waxa lagu waajibayay isaga oo rasuulku ku sugan dhulka dushiisa ,balse rasuulku salaada wuxuu u doonay toddobada samaddood.

Iyada oo looga soo xanbaarayiyay rasuulka shanta salaadood toddobada samaddood dusheeda, habeenkii cajiibka ee la dheelmiyay isla habbeenkoo oo rasuulku laso tusay mucjisooyin i fara badan oo noocyadeedu kala duwanaa ,sida anbiyada jannada naarta malaaigta iyo wixii la hal maala . Habeenkaas oo loogu magac darayay israa Wal micraaj.


Anbiyadii ka horreysay rasuulka dhamaantood dadka waxay ugu yeedhayaan caabudida ilaah kaliya oo xaqa, iyagoona dadka ka nihinayay shirkayaadka iyo khuraafaadka. Sida aad quraanka ka dhex hellayso.

Salaadu waa shayga ugu weyn ee rasuulka kula dardaarmayay umaddiisa , salaadu macnaheeduna waa xidhiidh ilaahay iyo adoonkiisa oo toos u xidhiidhinasa.

Sacaadada ama farxada noloshu leedahay salaaday ku xidhantahay. Haddaad doonaysay inay noloshu idiin hagaag tana laasima oo ilaaliya salaada.
Hamse riiraash maqaalka maanta


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
WAREYSIYO