Thursday January 17th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muran Xoogan oo Ka Taagan Degaanka Ceeldibir Iyo Ciidan Hubeysan Iyo Shirkado Dahabka Degaankas Boobaya Isko Horfadhiya

0
Thursday January 10, 2019 - 15:08:38 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muran Xoogan oo Ka Taagan Degaanka Ceeldibir Iyo Ciidan Hubeysan Iyo Shirkado Dahabka Degaankas Boobaya Isko Horfadhiya

    Waxa Muran Xoogani Ka Taaganyahay Degaanka Ceel Dibir ee Waqooyiga Magaalada Ceerigaabo Iyado Halkaas Yimaaden Shirkado Ajanabi La socdaan oo Doonaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Muran Xoogani Ka Taaganyahay Degaanka Ceel Dibir ee Waqooyiga Magaalada Ceerigaabo Iyado Halkaas Yimaaden Shirkado Ajanabi La socdaan oo Doonaya


Ceerigaabo (Burcoonline) 10.01.2019 Waxa Muran Xoogani Ka Taaganyahay Degaanka Ceel Dibir ee Waqooyiga Magaalada Ceerigaabo Iyado Halkaas Yimaaden Shirkado Ajanabi La socdaan oo Doonaya Booban Dahabka Laga Helay Degaanadaasi, Dadki Degaanka Ku Dhaqana aya Ka Hor Yimi Shirkadahan Ajanabiga ah ee wataan Shakhsiyaad Gaar ahi oo Laftarkoodo ka soo Jeeda isla Degaankaasi.

Waxa Maalinti Shalay kA dhacay halkaaasi isko dhac ay Dadka Degaanka Kala Hortageen Shirkadahi iyo Dadki watay, waxaana Halkaas Hadda Ku Sugan Dhalinyaro Degaankaas Ka soo Jeeda oo Hubeysan.


Shirkadahan aya la sheegaya inay Xukummada Somaliland Liisano soo siisay ay Ku Gurtaan Dahabka Degaankaasi Laga heli, waxi war ee ka soo kordha kala socda Burcoonline News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
WAREYSIYO