Wednesday June 26th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Khilaafka Dibu-Dhaca Doorashada Oo Cirka Isku Shareeray KULMIYE Iyo UCID Oo Ku Shuraakoobay Inay Doorashad Dib,Udhacday Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Gaaf-wareegaya

0
Saturday January 12, 2019 - 08:28:54 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaafka Dibu-Dhaca Doorashada Oo Cirka Isku Shareeray KULMIYE Iyo UCID Oo Ku Shuraakoobay Inay Doorashad Dib,Udhacday Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Gaaf-wareegaya

    Khilaafka Dibu-Dhaca Doorashada Oo Cirka Isku Shareeray KULMIYE Iyo UCID Oo Ku Shuraakoobay Inay Doorashad Dib,Udhacday Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Gaaf-wareegaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaafka Dibu-Dhaca Doorashada Oo Cirka Isku Shareeray KULMIYE Iyo UCID Oo Ku Shuraakoobay Inay Doorashad Dib,Udhacday Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Gaaf-wareegaya
Sidaynu ka wada War qabno Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxuu warqad u diray Goolaha Guurtida isagoo ku wargelinaya in Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland aay xuseen inaanay doorashada Baarlamaanka iyo Goolayaasha Degaanku qabsoomi Karin March Siduu Ku Xusay Warqaduu U first Guurtida, isagoo isla markaana xusaya in Qabashada Amaba Qabsoomida Doorashadu u baahantahay mudo Toban bilood ah.

Hadaba Warqadan madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Guurtida u Diray maxay daarantahay?


Markaad aad u eegto waxaa kaaga muuqanaysa in Madaxweyne Muuse Biixi aanu diyaar u ahayn doorasho Qabsoonta. Sababtoo ah Xisbiga Ucid Iyo Kulmiye waxay u midoobeen in muran cusub oo hor leh Curiyaan Sababtoo ah Koomishanka Qaranka Mudo Xileed koodii wuxuu dhacayaa 29 November 2019. Waxaanu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku Xusay Warqaduu U diray Guurtida Inaanay March 2019 Qabsoomi Karyn doorasho Una baahantahay u diyaar garowgeedu mudo Toban Bilood ah. March 2019 Marisa's Toban bilood Ku darto waxay ku beegnaanaysaa January 2020 lakiin wuxuu kasii codsaday Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Guurtida in Isla Koomishankani Qabto Doorashada oo Mudo Xileed koodu ku eegyahay 29 November 2019. Arintaasoo hadii Guurtidu ka aqbasho hadana Dhalin doonta Muran Cusub oo ka dhex Curta Xisbiyada Qaranka Somaliland iyo in la Bedel Koomishankan lana soo Xulo Koomishan Cusub oo iyana mudo qaadan doonta dibna usii riixi doonta Doorashada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
WAREYSIYO