Thursday January 17th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Halkan Ka Daawo:(Sawiro) Golaha Guurtida Oo Kulan Xaasaasiya Isugu Yimi,Iyo Dubu Dhaca Doorashada Oo Ay Qaraar Kasoo Saari Doonaan Maalinta Beri

0
Saturday January 12, 2019 - 09:59:41 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo:(Sawiro) Golaha Guurtida Oo Kulan Xaasaasiya Isugu Yimi,Iyo Dubu Dhaca Doorashada Oo Ay Qaraar Kasoo Saari Doonaan Maalinta Beri

    Halkan Ka Daawo:Golaha Guurtida Oo Kulan Xaasaasiya Isugu Yimi,Iyo Dubu Dhaca Doorashada Oo Ay Qaraar Kasoo Saari Doonaan Maalinta Beri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo:Golaha Guurtida Oo Kulan Xaasaasiya Isugu Yimi,Iyo Dubu Dhaca Doorashada Oo Ay Qaraar Kasoo Saari Doonaan Maalinta Beri Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Maanta Kulan Xaasaasiya Isugu Yimi,Waxaana Kulankaasi Lagaga Arinsanaya Dubu Dhaca Doorashada,Xildhibaano Gaadhaya 66 Xildhibaan Ayaa Kasoo Xaadiray Kulanka,Waxaana Si Rasmiya Kulanka U Ibo Furay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland,Saleebaan Maxamuud Aadan,

Gudoomiyaha Ayaa Sheegay Inay Guurtidu Ka Arinsanayso Sidii Mudo Kordhin Loogu Samayn Lahaa Xildhibaanada Golayaasha Guurtida Iyo Wakiilada,Waxaana Xusid Mudan In Maanta Kalfadhigaasi Dubu Dhac Ku Timi,Isago Gudoomiyuhu Xubnaha Ku Amray Inay Beri Kasoo Xaadiraan Kalfadhiga Lagaga Arinsanaayo Warqada Uu Madaxweynaha Somaliland Usoo Gudbiyey 


Sawirka Khadar Horyaal.
Sawirka Khadar Horyaal.
Sawirka Khadar Horyaal.
Sawirka Khadar Horyaal.
Sawirka Khadar Horyaal.
Sawirka Khadar Horyaal.
Sawirka Khadar Horyaal.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
WAREYSIYO