Saturday February 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

80 MILLION CAQLIGA FAYOW MA GASHO

0
Thursday February 07, 2019 - 09:01:16 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    80 MILLION CAQLIGA FAYOW MA GASHO

    80 MILLION CAQLIGA FAYOW MA GASHO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

80 MILLION CAQLIGA FAYOW MA GASHO

Xildhibaan Buubaa oo ay muuqato Inay caadifadi jiidatay may ahayn inuu been intaa leeg umadda isla soo hortaago. Isla maalintiiba waxa arintaa beenisay wasiirkii hore ee maaliyadda Marwo Samsam oo weliba ku dhawaaqday inay diyaar u tahay inay dalka ku soo noqota haddii loo baahdo inay cadayso inaan deyntaa la sheegayo waxba ka jirin. Iyadoo ay sidaa tahay ayaa haddana saxaafaddu arrintaa iska toocsatay, iyagoo weliba ku daray hadal aanu odhan wasiir Sacad oo laga been abuuray. Waxa kaloo iyana mar walba laga boodaayey in wasiirkii xilka kala wareegay Marwo Samsam arrinta wax laga weydiiyo.

 

Dhowr arrimood ayaa halkan inooga soo baxay. Marka hore waxa caddaatay in waxyaalo badan oo laga sheego saxaafadda oo ah inaanay waxba hubsan ay run yihiin. Waxa kaloo iyana soo baxday in wasiir Sacad uu mooraalkiisu ka sarreeyo ka xildhibaanka hortiisa beenta ka akhriyay. Wareysigii ugu dambeeyey wasiir Sacad markii la weydiiyey sababta uu warkaa u beenin waayay markuu xildhibaanku sheegayey wuxuu ku jawaabay "maaha inaan dadka hortooda ku yooyootano, xildhibaankuna waxaan jirin buu sheegayā€¯.

 

Waxa kaloo iyana soo baxday in xisbiga Waddani uu yahay xisbi bislaaday oon wax walba tuurta u ridan. Isla maalintii xigtay maalintii Xildhibaan Buubaa warkaas saxaafada u sheeagay, xisbiga Waddani wuxuu xilkii ka qaaday xildhibaanka, , isagoo xisbigu dareensan in arrintani aakhirka ay dhaawici karto sumcadda xisbiga ugu weyn mucaaradka Somaliland. Waxa iyana cadaatay inay jiraan koox siyasiyiin ah oo arrinkoodu yahay gole ka fuul, oo wixii la soo qaadaba, iyagoon hubsan run iy been kay tahay markiiba ks dareen celiya. . Waad arkayseen inta qof ee la aflagaadeeyey, ee la ceebeeyay ee waxaan jirin dusha laga saaray.

 

 

Hadal iyo dhamaan, hadda waxa looga fadhiyaa golaha baarlamaanku talaabada ay ka qaadaan xildhibaankan beenta qaawan ummada isla soo hortaagay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
WAREYSIYO