Tuesday July 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

MUXUU DAARAN YAHAYAHAY SHIRWAYNAHA LIXAAD EE GOLAHA DHEXE EE XISBIGA KULMIYE Waa qalinkii Aqoon yahan C/qaadir Cismaan Muuse

0
Thursday February 07, 2019 - 13:25:33 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUXUU DAARAN YAHAYAHAY SHIRWAYNAHA LIXAAD EE GOLAHA DHEXE EE XISBIGA KULMIYE Waa qalinkii Aqoon yahan C/qaadir Cismaan Muuse

    MUXUU DAARAN YAHAYAHAY SHIRWAYNAHA LIXAAD EE GOLAHA DHEXE EE XISBIGA KULMIYE Waa qalinkii Aqoon yahan C/qaadir Cismaan Muuse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUXUU DAARAN YAHAYAHAY SHIRWAYNAHA LIXAAD EE GOLAHA DHEXE EE XISBIGA KULMIYE Waa qalinkii Aqoon yahan C/qaadir Cismaan Muuse
Sida aan Lawada Soconaba Waxaa ay dhawaan Shaaciyeen Xoghayaha iyo Xubnaha Fulinta Golaha Dhexe ee Xisbiga kulmiye Inay Magaalada Boorama Laguqaban Doono 23/2/2019 Shirwaynihii Lixaad ee Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye Isla markaana Lagu Iclaamiyey Baaqna Loogudiray Inay kasoo Qayb galaa Dhamaanba Xubnihii Golaha Dhexe ee Xisbigu iyagoo ay 10 Bishana Laga Bilaabidoono Xarunta Dhexe ee Xisbiga kaadhqaadashadii Lagaga Qaybgalaayey Shirkaasi Waa Markii Labaad Ee Shirka Xisbiga Lagu Qabto Gobilada kale ee Dalka Hadaba Iyadoo aan Lashaacin Ajandaha iyo Nuxurka Shirka Golaha Dhexe Isla Markaana ay Bulshadu Sulaalo badan Is Waydiinayaan Ayaa hadaba Xogo Rasmiya oo aanu ka helayno Ila wareedyo Lagu Kalsoonaan karo ayaa Ujeedada ugu wayni tahay 
 1. In Sida Sharciga Xisbigu dhigaayo Lagu qabto Mudadiisa Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga 
 2. In Cod Aqlabiyad ah Loo Qaado Arinta JAAMAC SHABEEL ee wali Muranka iyo Khilaafka badani ka taagan yahay 
 3. In la Soodoorto hogaanka Cusub ee Golaha Dhexe ee Xisbiga 4. Iyo In la soo buuxiyo Jagooyinka Cusub eeka banaanaaday Golaha Dhexe Ee Xisbiga
 ALLAAH MAHAD LEH 
 Waa qalinkii Aqoon yahan C/qaadir Cismaan Muuse
 
 
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
WAREYSIYO