Saturday April 20th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Mudaharaad ka Dhan ah Qorshaha Soomaaliya ku Xaraashayso Shiidaalka oo ka Dhacay London

0
Thursday February 07, 2019 - 18:59:54 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 556
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudaharaad ka Dhan ah Qorshaha Soomaaliya ku Xaraashayso Shiidaalka oo ka Dhacay London

    Waxa maanta magaalada London ka dhacay Mudaharaad ka dhan ah shirka ay dawladda aan iskeed isku maamuli karin ee Soomaaliya ku qabatay Ingiriiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa maanta magaalada London ka dhacay Mudaharaad ka dhan ah shirka ay dawladda aan iskeed isku maamuli karin ee Soomaaliya ku qabatay Ingiriiska

London(Burcoonline)07.01.2019 -Waxa maanta magaalada London ka dhacay Mudaharaad ka dhan ah shirka ay dawladda aan iskeed isku maamuli karin ee Soomaaliya ku qabatay Ingiriiska oo lagaga hadlayo shiidaalka dalkaas.

Dadka u dhashay Soomaaliya ee ku dhaqan Ingiriiska ayaa mudaharaadka ay London ka dhigeen ku cambaareeyay wax ay ugu yeedheen tallaabada dawladda Farmaajo ku xaraashayso shiidaalka ku jira badda Soomaaliya oo shirkad la yidhaahdo Spectrum ay soo qabanqaabisay shir maanta ka furmay London oo loogu talogalay in suuq loogu raadiyo sahanno laga sameeyey shiidaalka Soomaaliya, hase ahaatee mucaaridka ka soo horjeeda Xukuumadda Farmaajo ay sheegay inuu si sharci darro ah u faasaxayo shiidaalka waddankooda.

Mudaharaadeyaashu waxay ku dhawaaqayeen halku-dhigyo ay kaga soo horjeedeen in Xukuumadda Muqdisho ay xaraashto shiidaalka iyo khayraadka dalkaasi, waxaanay sheegeen in aanay dawladda aan iskeed isku maamuli karini ee Soomaaliya wali gaadhin heer ay ka hadasho shiidaalka iyo ka faa’iidaysiga khayraadka waddankaas qalalaasuhu hadheeyey rubuc-qarnigii la soo dhaafay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO