Saturday February 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Ex Waddani cabdilaahi daamur danbiile ... zakariye cawad dhunkaal

0
Thursday February 07, 2019 - 23:57:03 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex Waddani cabdilaahi daamur danbiile ... zakariye cawad dhunkaal

    Ex Waddani cabdilaahi daamur danbiile ... zakariye cawad dhunkaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ex Waddani cabdilaahi daamur danbiile ... zakariye cawad dhunkaal waxaan salaamaya bahda shabakadaha wararka asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.....

Waxa Layaab leh in u nxisbiga waddani oo maalin walba sheeko iyo itaal dari la hor yimaado qarankeena suubvaan ee Somaliland , isago ay ku
dhex jiraan danbilayaal qaran oo hadh iyo maalin madaxweynaheena Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumadda cay iyo aflagaado iyo xasad la hor tuban.

aduunki dhama aya la yaaban gudoomiyaha waddani cirro wuxuu weli u xambaasan yahay siyaasiyiinta isku sheega ee dhulka la dhacay ,,

waxaana kamid ah ninka la dhaho Cabdilahi daamur ee sanaag kasoo jeeda,, waa nin dhacdooyin fara badan kadhex sameeyay xisbigaas, wuxuuna ninkaas dawladeena cay fara badan iyo aflagaado tv yada la hor istaaga iyadoo xukuumadeenu ay sabar fara badan muujisay, in ninkaas wado qaran la mariyo waa kow,.

ta labaadna sida la sheegayo in u jabhada Xaare oo si dadban dhaqaale u ururiyo si u xamar uga helo sumcad in u aaminsan yahay mabda'a
somaliweyne, waana la wada yaqaana in u xamar lagu dhalaya oo 1998 kadib u reerkiisu somaliland u soo guurayn....waa lawada garanaya
ninka lacagtii xisbiga ucid kala baxsaday 2010 faysalna marag ka ah, waa la wada yaqaana lacagta xaaraanta ee reerkiisa ku kuriyo oo kasoo xaday shirkada isgaadhsiinta ee golis ceerigaabo 2008, waxaana ugu daran ninka maanta jabhada dhaqaale u uruurinaya ee ismooda aan la
garanayn ha ugaado waa loo soo socda gacan biirna lagu qaban doono. taasna waxa cadenaysa dhowr jeer ayuu ku celceliyay ( haduu muuse
dalkan wax ka qaban waayo jabhado fara badan baa dilaacaya) muxu uga jeeda taas maanu log ku lahayen jabhadaas oo waji dadban siyaasiyadeed
kaga dhex ciyaaro hrgeysaa dhexdeed.

waxaanu farayna dawladeena suubaan ee sabarka b adan leh in maanta wixii ka danbeya loo adkaysan karin aflagaado iyo fawaxish danbe,
gacan birna lagu qabto cabdilahi daamur ee calyadiisu taalo tv yada iyo wuxu ka shubo...Haatana u laga eryay xisbiga waddani oo titalka u
sheegto an waxkama jiraan u yahay,, waa nin meel walba laga nacay sida darteedna dawladeenu gacan bir ah nagaga qabato...

belahi tawfiq

zakariye cawad dhunkaal
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
WAREYSIYO