Saturday April 20th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Madaxweyne muuse naxariis iyo dacadnimo buu mujiyee,kuwa mucaradka maxay wadanka gashaden?

0
Sunday February 10, 2019 - 08:23:12 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne muuse naxariis iyo dacadnimo buu mujiyee,kuwa mucaradka maxay wadanka gashaden?

    Madaxweyne muuse naxariis iyo dacadnimo buu mujiyee,kuwa mucaradka maxay wadanka gashaden?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne muuse naxariis iyo dacadnimo buu mujiyee,kuwa mucaradka maxay wadanka gashaden? Madaxweyne muuse naxariis iyo dacadnimu mujiyee kuwa mucaradkaa maxaay wadanka tareen?
Hadiyo jeer waxan arkaa ,kuwo melahaas ,wax ku so xar xariiqo, ama ku tiraba "muuse xadhkuhu gostay" jaallle muuse oo dictator noqday" "somaliland oo wadadi dictaator raacday" " somaliland wa dumisaysa" " wadanku khatar bu jiraa"' "'walagu kala yacayaaa" " dawlada local ah" .
Dadkan qaar baa modayaa inaay wadanka wax u tarayaan ama muwadinin wadanka u damqanaya yihin,balse aanay ka ahaayn wadan utidhise aay ka tahay dantiisa gar ka ah.

Nimanka mucaradka xanaaqsan e somaliland waxay ka xishoon wayeen cidanka qaranka oo ay ku shegeen meleeshiyo beleed.
markan leyahay uguma jeedo saraakisha xisbiga ucid iyo wadani ,waxaan uga jedaa badanaa waa tageryasha iyo niman xisbiga wadani ku abtirsada oo markad usi firisid aad akhlaqdoda iyo waxaay ku hadlayaan labo jirku ku hadlin ,aad runtii yaga uxishoonaysid .
Nebigu wuxuu yidhi alayhi salaam hadaanad xishoonayn samee waxaad doontid , kuwaas waxaan uga digayaa in wax aay shubayan ,aay yaga nusqaan ku tahay e aanay cidkale wax ku yeeleen.
mahmaah somaliyed ba tiraahda ,nin weyn oo hadal ka dhacay waa ged qolofi ka dhacday,waxaa kaloo layiri ,doqontu marka la kaftamayaa modaa in la kela tegayo.
umada somaliland iyo umada somaliyeed ba waa umad wada dhalatay ,gaarhaan rer somaliland waaa nin abtigii iyo inaabtii ,iyo inadeerkii ,waa ul iyo diir umada.
Waxaan leyahy ninkasta tarikhdaa qoraysa ,muuse bixi cabdi ama hala jeclado ama necbadoo Alle ba madaxweyne inooga dhigay ,shalay silaanyo Alle inooga dhigay ayaar buu tegay ,doraad marxuum cigaal alle yarxam ,tii ka horaysay abduraahman tur Ala yarxam .
markaa sidaynu ognahy xilku waa meerto ,sida dareded ,waaxaa inala gudboon ,inaaynaan hadalkeena iyo cilmigeeena aaynan ku kala geeyn umada,isku dir umadu waa xaraam,aakhira ,qoraalkayga ,iyo ninkastaaba,qoraalkisa ,hadalkisa ,walaynaga xisaabinayaa ,rabbi baaynu horyigi ,ilmaderaal ,ciyaarta aaynu dhulka dhigno ,meel xun yaan lageeyn xurguf siyaadeed ,oo ragg isku haaysto. ALLE taloda san hayna waafijiyo. Ameen .
Fuad galayr


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO