Saturday February 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Musuq maasuqa aaagasimayaasha maxaad kala socotaaa??

0
Sunday February 10, 2019 - 08:25:28 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musuq maasuqa aaagasimayaasha maxaad kala socotaaa??

    Musuq maasuqa aaagasimayaasha maxaad kala socotaaa??

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musuq maasuqa aaagasimayaasha maxaad kala socotaaa??
Bismilaahi rahmani rahim,dhaman akhritaasha sharafta leh wan salamay bacda ,salaan akhriste ,maxaad kala socotaa,musuq maasuq xadhkaha goosystay oo ka dhaxeeya,agasimayaasha ,iyo isuduwaaysha gobolada?.

Waxaa ilo lagu kalsonyahy shegayaan in isuduwuhu ,usoo qoranayo ,wixi kharashaada ee markaa ku baxay ,wasarada ,gobolka ,ka shaqaysa ,tusaale ahaan gobolka saraar ama togdheer .

kadibna usoo gudbiyo agisumuhu wasaarada.
Intaas ka dib aay agisamaha ,iyo isuduwuhu ,ku heshiyaan ,in aaay galan xatoyo dadweeyne ,tasoo aad runtii ixanuunjiyey ,ina damqay . Isuduhu tusaale ,30 million o land buu qoranayaa,kadib aagisumuhu wuxuu ku darayaa 20 milllion o kale ama 30. wuxuuna kula heshinayaa,in ku daro qarashaad been abuur ah ooo aagasimaha dul saar u ah.
Sidaa daraadeed ,lacagta ,markaay wasaarada kasoo baxdo ,ee aay so gaarto ,isuduwaha heer gobol ,uu lacagtaas booliga ee hantida dadweynaha ,uu soo diro badhkiisa aaagisamaha ,hadaba wasaraada aay arrrintaasu waxaa lay xaqijiyey ,inay kadhacday wasarada degaanka , oo aan nadiif u haaystay .
Anagu cid ka cabsan maayo ,wa xatooyo dadweyne oo halis waana sun iyo waabeey lamana qarinayo. inshaALLAH,waxan saxafada somaliland ku dardarayaa,inaay arimaha siyada kaladuwan ,iyo xisbina aanay u xuslin.
saxadu caalamku ,waxaay dabagashaa o fashilaysaa arrimaha nocano kale ah inkastoo fahmayo xalada ku gaadaman e halista ah hadana geesinimo ,dhirasho iyo ku dhac ba lo bahayahay ,si aay u cabsadan kuwa caadoqataasha cadaaystay inaay ka xadaan baytul maalka umada ,aakhirana haawli waa danbaaysaa,ifkina waa ku helayaaan ajarkooda inshaALLAH.
Faisal dahir.
Fiiiro gaar. Waxaa la yiri waxad qortid ka firso Igama aha e cebaayn cid aan waxba kasban ee wa iga toosin ,waayo waxaan rabaa inuu dhulkeena kasuulo musuqmaasuqo.
 
 
 
 
ReplyReply allForward


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
WAREYSIYO