Tuesday July 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Ayaa Go'aan ka gaadhay Dacwadii Wargeyska Madaxa Banaan Ee Foore.

5
Sunday February 10, 2019 - 10:08:55 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Ayaa Go'aan ka gaadhay Dacwadii Wargeyska Madaxa Banaan Ee Foore.

    Hargeysa (Burcoonline)- Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Burcoonline)- Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee Hargeysa
ayaa maanta xayiraad muddo hal sanno ah iyo ganaax lacageed oo dhan saddex milyan oo shilinka Somaliland ah ku xukuntay wargeyska madaxa-bannaaan ee Foore.

Maxkamadda ayaa wargeyska ku haysata war uu ka qorey madaxtooyada cusub ee madaxweynaha Somaliland uu ka dhisanayo degaanka Xaraf ee duleedka galbeed ee Hargeysa.

 

Arintan ayaa ku soo beegmaysa iyadda oo sidoo kale la xidhay tiro kudhow 6 Suxufi bishii ugu horeysay ee Sannadkan, Dastuurka JSL iyo Shuruucda Saxaafadduba waxa ay damaanad qaadeen xoriyadda suxufiga iyo xarumaha warbaahinta, Warbaahinta madaxa banaan waa tiirarka bulsho dimuqraadi ah!

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
WAREYSIYO