Saturday April 20th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Halkan Ka Daawo:Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Golihisa Wasiirada Cusub Iyo Tirada Xubnaha Ka Soo Jeeda Gobolada Sool Iyo Buhoodle

0
Sunday February 10, 2019 - 23:26:10 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 2233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo:Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Golihisa Wasiirada Cusub Iyo Tirada Xubnaha Ka Soo Jeeda Gobolada Sool Iyo Buhoodle

    Halkan Ka Daawo:Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Golihisa Wasiirada Cusub Iyo Tirada Xubnaha Ka Soo Jeeda Gobolada Sool Iyo Buhoodle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo:Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Golihisa Wasiirada Cusub Iyo Tirada Xubnaha Ka Soo Jeeda Gobolada Sool Iyo Buhoodle

Liiska Golaha Wasiiirada Puntland.

1 - Cawil Sh. Xaamud - Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha diinta

2 - Maxamed Cabdiraxman dhabancad - Wasiirka Arimaha Gudaha, Fedraalka iyo dimuqraadiyadda

3 - Cabdisamad Maxamed gallan - Wasiirka Amniga.

4 - Xasan Shire Abgaal - Wasiirka Maaliyadda

5 - Cabdiqafar cilmi xaange - Wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta dhaqaalaha.

6 - Cabdulahi maxamed xasan - Wasiirka Waxbarashada

7 - Jaamac faarax xasan - Wasiirka Caafimadka.

8 - Axmed bashiir muuse - Wasiirka Howlaha Guud

9 - Maxamed cabdi Cismaan - Wasiirka Dekedaha

10 - xuseen cismaan gabiley - Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada.

11 - Aamino cismaan xaaji jaamac - Wasiirka Haweenka.

12 - Cali xasan axmed sabaarey - Wasiirka Warfaafinta.

13 - siciid Cisman aadan fiisigis - Wasiirka Xanaanada Xoolaha.

14 - Ismaaciil diiriye gamadiid - Wasiirka deegaanka

15 - Cabdulahi cabdi xirsi -Wasiirka Ganacsiga.

16 - Faarax maxamud cawash - Wasiirka Kaluumeysiga.

17 - jaamac faarax muuse - Wasiirka Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

18 - Axmed maxamed yusuf taaraan - Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo biyaha.



 Wasiir Ku Xigeenada  

 

1- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda & Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax

2- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed

3- Wasiir kuxigeenka Amniga & DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil.

4- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise.

5- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga caalamiga Yaasiin Mire Maxamuud.

6- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xassan Jayte

7- Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi

8- Wasiir kuxigeenka Howlaha guud & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi

9- Wasiir kuxigeenka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed

10- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur

11- Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi

12- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax

13- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali

14- Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xassan Ciise iyo Faaisa Cali ismaaciil.

15- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Mustafa Daahir Aden

16- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud

17- Wasiir kuxigeenka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Axmed Cabdiraxmaan Xirsi

18- Wasiir kuxigeenka Tamarta, Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir Cabdullaahi

Wasiir Dawlayasha

1- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac

2- Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Maxamed Axmed Kunle

3- Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan

4- Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim

5- Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Roobke.

6- Wasiiru dowlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed

7- Wasiiru dowlaha Duulista Hawada & Garoomada Maxamed Xassan Kiili.

8- Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha & Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle.

9- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Cabdiqani Geelle Max’ed.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO