Tuesday July 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUUSE MA SIYAASIBAA ? (Qaybtii 56aad) By: Maxamed Xoosh

0
Monday February 11, 2019 - 08:24:45 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUUSE MA SIYAASIBAA ? (Qaybtii 56aad) By: Maxamed Xoosh

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUUSE MA SIYAASIBAA ? (Qaybtii 56aad) By: Maxamed Xoosh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUUSE MA SIYAASIBAA ? (Qaybtii 56aad) By: Maxamed Xoosh
Waxaan Soo Maray Ciidan Oo Lagu Barto "Hogaanka Iyo Istaraatiijiyada” , Guurtida Ilaa Balligubadle Ilaa Golahan Jooga "Heshiisiin Iyo
Nabadayn” , 1991 Madaxweyne Tuur Iyo Cigaal Ilaa Siilaanyo Oo Aan Ka Ag Dhawaa "Siyaasad Iyo Tab Iyo Xeelad Iyo Afkaar La Dabaqaayo” , Waxa u Raaca Isagoo Ah Nin Dawladeed "Statesman” Iyo Markii Xisbiyada La Furay Qaatay Dimuraadiyadda Xisbiyada Badan Ku Tartamayaan


Mudo Laga Joogo Ku Dhawaad 15 Sano Waxa Damcay Inuu Siyaasada Soo Galo Nin Aqoonyahan Dibadjoog ah Weliba Si Fiican Wax U Bartay Oo Rer Hargeysa Ah 500 Oo Dhalinyar Ah Ayuu u Sheegtay Hankiisa Laba Saacadood Ayuu Ka Sheekaynayay Horumar Iyo Wax La Saxo.......
Dhalinyarta Dhagahoodu Waxay Doonayeen Inay Maqlaan Kamay Helin !!!

Dhalinyartii Dhawr Jeer Oo Muuse La Kulmeen Markuu Hadlaayay 15 mirir Wuu Hantiyay Waayo Waa Nin Maqashiiyay Waxay Doonayeen

Marka Ay Halkaa Marayso Sidee Loola Xisaabtami Karaa Siyaasiga Aynu Dooranay ? Muwaadin Si Loola Xisaabtamo Xukuumada Waa Inaad Barnaamijka Kulmiye Kusoo Galay Ololaha Fahamsantahay "Falsafada Siyaasadda” Waa Si Aad JIHADA KULMIYE U Fahamtid !!!

Hadii Kale Sida Nimankan Waaweyn Ee Aqoonyahanka Ah Ayaad Ku Celcelin Waxbaa La Cunay "Materialist” , Marka Siyaasada La Hadlaayo Cunidu Waa Halka Ugu Fudud Balse Waa Qof Iyo Maankii

Waxaan Arkay Nin Siyaasi Ah Oo Markii Qaraabadiisa La Xidhay Yidhi Cadaalad Iyo Garsoor Ma Jiro "Siyaasi Jaahil Ah” Waayo Marka Muwaadinka Kale La Xidho Waxba Kama Gelin

Waxaan Arkay Oday Dhaqameed Iyo Siyaasi Ka Xanaaqsan Maxaa Loo Xidhayaa Dhalinyar Qaranimada Ku Gefay Waxay Haystaan Bilayska
"Dalkeena Laga Helaa”

Waxa Jira Urur Diimeed (Caalamiya) Oo Ah Dawlad Ka Hoos Dhisan Jamhuuriyada Somaliland Weliba Doonaaya In Siyaasada Ka Qayb Qaataan Keliya Ka Talinaya Dantooda Gaarka Ah

Waa Qasab In La Soo Maraa Xisbiyo Ku Dheefa Kala Qaybinta Bulshada Oo Waa Sunaha Siyaasada Iyo Inta Dadku Is Ogolaanayo , La Isku Raacaayo Aragti , Qofka Kaa Duwan Aan La Fogaynayn Is Qancis Iyo Dood Dhex Marayaan Dadka , Laga Guuraayo Shakhsi Iyo Qabiil loo Guuraayo Aragti Iyo Mabdaadi Iyo Afkaar Nool Oo La Jaanqaadi Karta Waaqica Nololeed

Bilaahi Tawfiiq
 

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
WAREYSIYO