Saturday February 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

XISBIGA WADANI KOLBA MID WAREERSAN ,TV -YADA HA U SOO DIRAAN.

0
Monday February 11, 2019 - 10:47:03 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XISBIGA WADANI KOLBA MID WAREERSAN ,TV -YADA HA U SOO DIRAAN.

    XISBIGA WADANI KOLBA MID WAREERSAN ,TV -YADA HA U SOO DIRAAN.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XISBIGA WADANI KOLBA MID WAREERSAN ,TV -YADA HA U SOO DIRAAN. Ugu horeyn waxaan salaamaya dhamaanba bahda saxaafada kuwa ku adeega sida saxda ah iyo ilaalinta anshaxa iyo asluubta fiican.


Intaasi ka dib waxaan doonayaa in aan wax yar ka idhaahdo xubno xisbiga wadani u matala saxaafada ama warbaahinta.

Xubnahaasi waxa kow ka ah ninka lagu sheego xoghayaha xisbiga afayeenka cusub ,gudoomiyaha garabka dhalinyarda mr dhame.


Sadexdan nin ama xubnood aan u daadago ujeedada aan magacooda u soo qaatay.

Mar walba sedexdan xubnood way ka wada hadlaan warbaahinta si is dhexyaac ah ama aan is ogaynba.

Sedexdan xubnood malahan aqoon iyo khibrad siyaasadeed ama mid dowladeed toona.

Sedexdan xubnood ma yaqaanan waxan ay ka hadlayaan .

Sedexdan xubnood way ku yartahey aqoontooda iyo garaadkooda nololeed dowladnimada iyo xisbinimada iyo shaqada ay hayaanba waa mid aanay fahmin
Sidaasi daraadeed waa in jiidhaan meel walba.

Hadaba maxaa la gudboon dowlada iyo shacabka somaliland marka ay warbaahinta tagaan dad dalkan iyo umadan himiladeed ceeb iyo dhagxumo u keenaaya? Ma tahayse in talaabo xaga anshax ah laga qaadaa oon loo eegin waa xisbi iyo waa caynkaasi.

Sababta aan sidaasi u leeyahay waxa weeye qofku marka uu dal iyo siyaasadiisa ka hadlaayo maahan in uu sidii makhaayadaha uu uga hadli jiray uu uga hadlaa waa in uu yaqaan waxa uu ka hadlaayo.

Ugu danbey xisbiga wadani warbaahinta haw dirsadaan dad leh aqoonteeda iyo khibradeeda maahan in ay Tv-yada keenaan dad aan fahansaneyn waxa ay ka hadlayaan.

Qore: Tahir hussein


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
WAREYSIYO