Saturday April 20th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

TOP NEWS:Afar Wasiir Oo Xukuumaddii Hore Ee Kulmiye Ka Tirsanaa Iyo Masuuliyiin Kale Oo Dhalinyaro Ku Jirto Oo Ka Degay Magaaladda Muqdisho Ee Caasimadda Dalka Soomaaliya.

2
Tuesday February 12, 2019 - 08:15:49 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 2916
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TOP NEWS:Afar Wasiir Oo Xukuumaddii Hore Ee Kulmiye Ka Tirsanaa Iyo Masuuliyiin Kale Oo Dhalinyaro Ku Jirto Oo Ka Degay Magaaladda Muqdisho Ee Caasimadda Dalka Soomaaliya.

    "Arintani Ayaa Kusoo Beegmaysa Wakhti Ay Aqoonyahankii Iyo Siyaasiyiintii Ugu Badnaa Ee Dalka Somaliland Ay Ku Sii Qul Qulayaan Dalka Aynu Jaarka Nahay Ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Arintani Ayaa Kusoo Beegmaysa Wakhti Ay Aqoonyahankii Iyo Siyaasiyiintii Ugu Badnaa Ee Dalka Somaliland Ay Ku Sii Qul Qulayaan Dalka Aynu Jaarka Nahay Ee Soomaaliya.

Afar Wasiir Oo Xukuumaddii hore Ee Kulmiye ka tirsanaa ayaa saaka si kedis uga degay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya, halkaasi oo ay illaa Hadda ku sugan yihiin.


Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil, Wasiirul Dawlihii hore ee Wasaaradda Cadaaladda Somaliland ee xukuumaddii hore ee Kulmiye Khadar Axmed Diiriye, sidoo kalena Xilal Agaasime Guud ka soo qabtay Wasaaraddaha Cadaaladda iyo Waxbarashada, Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland Axmed Keyse Guray iyo Masuul kale oo aanaan magaciisa helin, balse isna Xil Wasiir ku xigeen kasoo qabtay Xukuumaddii hore ee Kulmiye ayaa sida la xaqiijiyay ka degay Caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Waxa sidoo kale la socday sida lanoo xaqiijiyay Siyaasiyiin kale iyo aqoonyahano dhalinyaro ah.



Sidan waxa u xaqiijiyay Shabakadda mid ka mid ah masuuliyiintan Foore oo aanu khadka telefanka kula xidhiidhnay. Lama garanayo ujeeda safarka masuuliyiintani u tageen Dalka Soomaaliya, Waxaanay ku soo beegmaysaa wakhti ay aqoonyahankii iyo Siyaasiyiintii ugu badnaa ee dalka Somaliland ay ku sii qul qulayaan Dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya si ay shaqo uga raadsaan. Tiro Afar kun oo qof kor dhaafaysa oo reer Somaliland ah ayaa mudooyinkan u dambeeyay ka degay Muqdisho sida lanoo sheegay.

Warkan oo faah faahsan ka daalaco Wararkayaga dambe.



Source:Wergeyska Foore


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO