Sunday May 19th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Labada indhood ee madaxweyne muuse biixi oo wax laga sheegaa waxay la mid tahay adigoo faragaliyay abuuristii illaahay . Nuux kadiye ayaa qoray

0
Wednesday March 06, 2019 - 07:41:51 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labada indhood ee madaxweyne muuse biixi oo wax laga sheegaa waxay la mid tahay adigoo faragaliyay abuuristii illaahay . Nuux kadiye ayaa qoray

    Labada indhood ee madaxweyne muuse biixi oo wax laga sheegaa waxay la mid tahay adigoo faragaliyay abuuristii illaahay . Nuux kadiye ayaa qoray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labada indhood ee madaxweyne muuse biixi oo wax laga sheegaa waxay la mid tahay adigoo faragaliyay abuuristii illaahay . Nuux kadiye ayaa qoray

Baraha bulshada deegaanada soomaliland waxa ayaantan hadheeyay sawir si laga soo qaaday madaxweyne muuse biixi cabdi . inkastoo shaqsiyan aanay ila quruxbadnayn in sawir caynkaasiya madaxweynaha laga soo qaado ayaa hadana sawirkaasi wuxuu noqday mid baraha bulshada siyaabo kala duwan looga falanqeeyo qaarna ka maadsadaan oo sawirkaasi u adeegsadaan dano siyaasadeed iyo mucaaradad ka dhan ah madaxweyne muuse biixi cabdi


Sawirka madaxweynaha laga soo qaaday ayaa dadku marka ay arkaan markiiba waxay isha ku dhufanayaan qaab samaysinka indheeed ee muuse biixi cabdi Mid kamida ishiisa ayaa cabir ahaan ka yar isha kale taasina waa wax iska caadiya oo illaahay ayaa qaabkaasiba u abuuray abuurista illaahayna waa iska noocyo badan tahay



hase ahaatee badanaa si wacan looma arki jirin indhaha madaxweynaha maadaama uu adeegsado muraayada indhaha taasina dadku caadi ayay ula ahayd , laakiin dhawaan mar uu madaxweynuhu xaflad kaga qaybgalayay deegaanka dararweyne ayaa mar uu u istaagay Heesta astaanta u ah somaliland ayaa sawirkani la qaaday , dhawaan ayuunbay ahayd markii uu madaxweyne muuse biixi cabdi boorama kaga qaybgalay shirweynihii lixaad ee xisbigaasi kulmiye ayaa maalintii shirka uu soo xidhayay markii uu madaxweynuhu qudbada dhameeyay ayaan anigu qudhayda oo xafladaasi duubayay waxa aan indhaha saaray madaxweyne muuse biixi oo muraayada iska saaray kana daadagayay stagekii ama goobtii uu qudbada ka akhriyayay


Hadaba madaxweyne muuse biixi cabdi marmaba ma dhacdo inuu muraayad la,aan uu qudbaha uu jeediyo mararka qaar muraayada qofku waa iska saari karaa kana nasan karaa marka uu u baahdana waa iska xidhan karaa oo waa caado bulshadu wada qabto oo aanu qof kaliya ku koobnayn


Madaxweyne muuse biixi cabdi waa madaxweynaha dalka shacabka soomaliland ayaa doortay wuxuuna leeyahay dhaliil iyo amaan balse shaqsiyadiisa jidh ahaaneed iyo tiisa qofnimo in lagu dhaliilaa ma wanaagsana balse waxqabadkiisa ayaa ah mid wanaag iyo samaan lagu dhaliilo dadka sawirkaasi baraha bulshada wareejinayaa waxaa leeyahay walaalayaaloow waxaad ku gefteen abuuristii illaahay inaad indhaha madaxweynaha wax ka sheegtaan idinlama quruxbadan illaahay ayaa u sameeyay dhaliil hadii aad rabtaana maamulkiisa wax ka sheega balse indhihiisa iyo afaarihiisa gaarka idinlama quruxbadna inaad faragalisaan dhaqankeena iyo diinteenuba waa ay inaga mamnuucday


 


 


Madaxweynaha oo qudbad jeedinaya xidhana muraayad madaw

Madaxweynaha oo fadhiya misena muraayad xidhan oo qoslaya

Madaxweynaha oo kormeer samaynaya iskana bixiyay muraayadii uu xidhnaa maadaama qolal uu dhex marayo







Sawirka facebooka dhex wareegaya ee madaxweynaha indhihiisa wax lagaga sheegayo waa midkan markan madaxweynuhu waa sarajoogaa wuxuuna u istaagay heesta Astaanta qaranka soomaliland wakhtigaasina waa iska caadi in muraayada la dhigo ama la xidhnaado sababta oo ah madaxweynuhu qudbad uma jeedinayo bulshada

























Daawo Muuqaalkan Madaxweyne muuse biixi oo shirkii boorama joogay iskana saaraya muraayadii uu xidhnaa kadib markii uu gutay waajibaadkiisii oo la xidhiidha qudbada uu u jeediyay bulshadii uu la hadlayay



https://www.youtube.com/watch? v=3CUqUwlzUPc



Wariye Nuux kadiye ayaa maqaalkan diyaariyay


Wariyenuuxkadiye@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
WAREYSIYO