Saturday March 23rd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Goos-Gooskii Guusha Taarikh: 5/3/2019 Maalin: salaasa

0
Wednesday March 06, 2019 - 07:45:09 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Goos-Gooskii Guusha Taarikh: 5/3/2019 Maalin: salaasa

    Goos-Gooskii Guusha Taarikh: 5/3/2019 Maalin: salaasa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goos-Gooskii Guusha Taarikh: 5/3/2019 Maalin: salaasa
Maadama aynu hore isu la garanay oo isla qaada dhigney micnaha dhabta ah ee guusha oo ah in aynu ilaahay ka baqno isla markaana raacno wadadii saxda ahayd ee rasuulkeena nabi maxamed(scw) manta waxaynu soo bandhigi doona waxyaabaha laga rabo qofka guusha raacdenaya sida daraded waxaan kuugu tixi doonaa hoos ee la soco oo midh midh u dabaq insha allah:

 In aad ilaahay caabudo sida ugi fiican mar walba iyo meel walba kana baqdid isla markaana rajaysid naxariistisa kana cabsatid cadaabkisa.
 2. In aad raacdo oo aad marto wadadii nabi maxamed(scw) iyo asxaabtisa aanad ka baydhin waligaa xataa hal second oo qudha.
 3. In aad yeelatid habdhaqanka islaamka isla markaana lagu garto marka aad meel maraysid oo lagu soo hido sooco marka aad ku jirtid dad aan diinta afka uun ka  sheekta.


 4. Waa in aad maalin walba aad qu’raanka akhridid,ducaysatid samaysid wax walba oo wanaagsan sida ugu macquulsan.
 5. Waa in aad ledahay qorshe ku dajisan oo xaddidan oo aad wakhti go’an ku
gaadhaysid.
 6. Waa in aad wakhtigaaga ka faa’idaysitid isla markaana aanad iska lumin.
 7. Waa in aad bulshada u shaqaysid oo aad wax bartid waxna tartid.
 8. Waa in aad ledahay aqoon mid diiniya iyo mid aduunyaba.
 9. Waa in aad ka fo’gaato macsida iyo xumaanta
 10. Waa in aad tahay qof qanacsan oo marwalba shukriya waxa u haysto
 11. Waa in aad ledahay han iyo himilo aduun iyo akhiraba.

11kan qodob waa 11 qodob oo ina gaadhsin kara guulo dhamaystiran oo aduunyo iyo akhiraba sidaa daraded waxaynu mid mid u soo qaadan doona qodobadaas isla markaan aynu u falanqayndoona qurub qurub amigo idinka soo diyaarinaya nidaam fiican oo wanaagsan oo la fahmi karaayo insha allah ee la socda barnaamijkan taxana ah ee guusha.
Alla mahad leh Alla mahad leh Alla mahad leh

BY: MOHAMMED ADAM HASSAN
ENGINEER PLUS DEVELOPER AND SUCCESSFUL
E-mail: modam203@gmail.com TELL: 0634394700


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
WAREYSIYO