Saturday March 23rd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Maxkamada(Racfaanka EE Maroodi Jeex, MAHA Mid Cadaallada , Waxey FULISAA, ,XUKMO ay rabaan kulmiye. shaki weyna waan ka qabnaa BY FUAAD MAXAMED QAWDHAN LONDON

0
Thursday March 07, 2019 - 08:20:14 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada(Racfaanka EE Maroodi Jeex, MAHA Mid Cadaallada , Waxey FULISAA, ,XUKMO ay rabaan kulmiye. shaki weyna waan ka qabnaa BY FUAAD MAXAMED QAWDHAN LONDON

    Maxkamada(Racfaanka EE Maroodi Jeex, MAHA Mid Cadaallada , Waxey FULISAA, ,XUKMO ay rabaan kulmiye. shaki weyna waan ka qabnaa BY FUAAD MAXAMED QAWDHAN LONDON

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada(Racfaanka EE Maroodi Jeex, MAHA Mid Cadaallada , Waxey FULISAA, ,XUKMO ay rabaan kulmiye. shaki weyna waan ka qabnaa BY FUAAD MAXAMED QAWDHAN LONDON Waxa jirra maannta oo bishu tahey (6/03/2019) in maxkammada racfaannka ee marooddi jeex aay xukun aad u khalddan isla markaana loogu hiilinayo waxey rabaan dadka jeegaantu, aay ku riidey laba shaqasi oo dalka somaliland u dhashey isla markaana ka soo jeeda (gobolka maroodi jeex, xukun ah (8 sano xadhiga iyo 625.0000 use doller) ku ridey labada shaqsi ee masaakiinta.

1) MACALIN CABDI QAADIR NUUR MAXAMUUD

2) IYO ABWAAN XASSAN BAASHE MAXAMED.


DADkaas waxaa loo heeystey iney geesten xadhko dhinaca intedka, iney ka jareen daad amdheedh, taas uu kiiska u hastey ninka somaliland u hersdey qabyaallada ee ina awsiciid.

Waxa hubaala oo shaki madoonna in maxkammada maroodi jeex aay tahey midd dhinac u jadheedha, oo ku shaqeeysa waxey rabaan xisbiga kulmiye ama jeegaanto, maxkamadu ninka joooga waa nin ciisa muse ah ,, waxa hoos fadhiyana waa sacad muuse ,isla markaana waxaa lagu hayaa inuu weydiiyo laalluush dadka qorbo joogaa ee jooga dafaha aduunka ee u dhashey somaliland.

Waxa jirrta in aay yidhadeen madaxweynaha somaliland bey waxz ka shegen. muuse ma sacad muse buu u yahey madaxweyne , mise somaliland oodhan, hadii wax laga sheego waa caadi calamka odhan ba wey ka dhacdaa, waxaani waa argoosi lagu ugaadhsanayo , dadka ka soo jeeda garxjis.

Hadaba waxaan u sheegayaa muuse iyo dibjjirta maxkamadda u fadhiya , walahi inaaney dowladau shaqeyneeyn , hadii aad beesha garxjis ulla timaado waxi aay ka diideen siyaad bare, waxaadna heeysaa siyasad khalldan waaar sharcgu garxji oov qudha ma qabto , shaki weynbaan kaqabnaa ragga ku fadhiya maxkamadaha.

GUNAANKIII

somaliland waxaa leh beelo. waxaa hubaala dowlad aay garxjis ka maqatey inaaney shaqeeyn , wax yeeleyna maha. waxaan u sheegay inamada yaryar ee tuugta ee maxkamadaha fadhiya. muuse idinkaa dadka ku diriya, sharcigaa aad ragaas iyo qaar badan ku rideena walaahi wax aan oglaaneyno maha.

DHAMAAAD

AAD baan u cabeerenayaa xadhigaa dadka maskinta lagu radiidey.

waxaa qorrey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london
facebook fuaad qawdhan
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
00447383135563
thanks
ilaahey baa mahadleh.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
WAREYSIYO