Saturday May 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Halkan Ka Daawo; Sawirro Ururka Qurbo Jooga ee Guryasamo Oo Mashariic Balaadhan Ka Hirgeliyay Degaanka Taalobuur ee Gobolka Togdheer Iyo Gudoomiyaha Ururkaasi Md Cabdi Cali Kildhi oo uu Mahadnaqay Dadki Qaybqaatay

0
Sunday March 10, 2019 - 22:10:23 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 860
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo; Sawirro Ururka Qurbo Jooga ee Guryasamo Oo Mashariic Balaadhan Ka Hirgeliyay Degaanka Taalobuur ee Gobolka Togdheer Iyo Gudoomiyaha Ururkaasi Md Cabdi Cali Kildhi oo uu Mahadnaqay Dadki Qaybqaatay

    Halkan Ka Daawo; Sawirro Ururka Qurbo Jooga ee Guryasamo Oo Mashariic Balaadhan Ka Hirgeliyay Degaanka Taalobuur ee Gobolka Togdheer Iyo Gudoomiyaha Ururkaasi Md Cabdi Cali Kildhi oo uu Mahadnaqay Dadki Qaybqaatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo; Sawirro Ururka Qurbo Jooga ee Guryasamo Oo Mashariic Balaadhan Ka Hirgeliyay Degaanka Taalobuur ee Gobolka Togdheer Iyo Gudoomiyaha Ururkaasi Md Cabdi Cali Kildhi oo uu Mahadnaqay Dadki Qaybqaatay

Mashruucii ugu waynaa ee Guryasamo ka fulisay Deegaanka Taalabuur oo maanta xadhiga laga jaray.

Waxaanu ilaahay ugu mahadnaqaynaa sidaa wanaagsan ee uu noogu soo xidhmay mashruucii lagu balaadhinaayay iskuulka hoose dhexe ee Taalabuur.

Waxaan soo dhagax dhigay bishii 3aad ee sanadkii dhamaaday 2018kii balaadhinta iskuulka iyo mashruucan ay dhisaysay ee kharashka iyo dhaqaalahaba ay bixisay Ururka Guryasamo ee ay samaysteen qurbajooga ka soo jeeda Dhagaxdheer, Dharyalay,Sibidhlay, Taalabuur iyo Deegaanka reserve area Baalidhaye, Haye yare iyo Eegi.

Waxaan halkan uga ducaynayaa dhamaan dadkii ka qayb qaaday qaadhaanka lagu dhisaayo deegaanada reerku dego iyo dadka kale aanuu ehelka nahayba.

Waxaan kale u mahadnaqayaa dhalinta reer Denmarka ee reer Guryasamo


1-Cali Mahad Faarax Ostan
2-Muuse Faarax
3-Siciid Hudhuu
4- Adan Axmed Gina

Raggaasi waxay ahaayeen udub dhexaadkii wax qabadka. Waxaa si rasmi ah loo soo furay mashruucii balaadhnaa ee ay ku baxday lacagta badani waa guul iyo gobonimo.

Mar labaad aniga oo ah Gudoomiyaha Guryasamo waan uga mahadnaqayaa sida wacan ee gobonimadu ku jirto ee aad iila shaqayseen caawa waa guul aduun iyo aakhiroba. Waxaan kale oo u mahadnaqaynaa masuulkii qandaraaska lahaa ee dhismaha hirgaliyay sh Cabdikariim haayada dhismaha ee IRC iyo hayadii lahayd ilaalinta mashruuca dhinaca farsamada Aqoonyahan Sulub HARD.

Waad mahadsan tihiin guul iyo gobonimo
Gudoomiye: Cabdirisaaq Cali Kildh

Image may contain: indoorImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 personImage may contain: sky, outdoor and natureImage may contain: sky, house and outdoorImage may contain: sky, outdoor and natureNo photo description available.Image may contain: sky and outdoor


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
WAREYSIYO