Sunday May 19th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Xogayaha Xisbiga wadani waa qof aan fahansanayn siyaasada waana qof ay ka muuqato jaahilnimo badani.

0
Tuesday March 12, 2019 - 20:47:52 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xogayaha Xisbiga wadani waa qof aan fahansanayn siyaasada waana qof ay ka muuqato jaahilnimo badani.

    Xogayaha Xisbiga wadani waa qof aan fahansanayn siyaasada waana qof ay ka muuqato jaahilnimo badani.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xogayaha Xisbiga wadani waa qof aan fahansanayn siyaasada waana qof ay ka muuqato jaahilnimo badani. Ugu horeyn waxaan salaamayaa bahda saxaafada guud ahaan gaar ahaanba"ascw"

Ka dib waxaan daawaday nin cadhaysan oo ay ka muuqato jaahilnimo badani oo lagu sheego xogyaha xisbiga wadani.

Ninkaasi waxa uu warbaahinta la horyimid hadalo oohin ,tawaawac iyo ,habaar badani ka muuqdo ,waxaana iska cad in uu ahaa qof caadifaysan oo u hadlaayey qaab hiil ah malaha xubno loo xidhxidhay burburin ay burburiyeen hanti umadeed.


Hadaba waxaa waajib ah dadka caynkaasi u hadlaaya ee hanjabaaya ee waliba leh waxbaa burburaaya in lala xisaabtamo oo sharciga la mariyo oon loo eegin waa xisbi iyo waa xoghaye.

Ugu danbeyn waxaa dadka reer somaliland la gudboon in ay ilaashadan dowladnimadood, ay kooxo u shaqeeya cadowga somaliland doonayaan in ay dumiyaa. Iyaga oo adeegsanaya qabyaalad, been iyo niyad jabinta shacabka.

Dowlada iyo laamaha amniga waxaa la gudboon in ay talaabo ka qaadaana dadkan wax ma garatada ah ee warbaahinta goorwalba la taagan cayda ,beenta iyo isku dirka shacabka.

Qore:Tahir hussein.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
WAREYSIYO