Saturday May 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Weriye caan ka ah Koonfurta Soomaaliya oo la tiraahdo Maxamed Maxamuud Odowaa ayaa soo jeediyay in Soomaaliland la aqoonsado.

1
Wednesday March 13, 2019 - 20:01:53 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weriye caan ka ah Koonfurta Soomaaliya oo la tiraahdo Maxamed Maxamuud Odowaa ayaa soo jeediyay in Soomaaliland la aqoonsado.

    Bartiisa Facebook-ga ayuu maanta ku soo qoray sidaan waxaana ka falceliyay dad badan oo Soomaaliya kuwaas oo qaar kood taageeray arragtidiisa. Maxamed Firxad 1 hr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bartiisa Facebook-ga ayuu maanta ku soo qoray sidaan waxaana ka falceliyay dad badan oo Soomaaliya kuwaas oo qaar kood taageeray arragtidiisa. Maxamed Firxad 1 hr

Bartiisa Facebook-ga ayuu maanta ku soo qoray sidaan waxaana ka falceliyay dad badan oo Soomaaliya kuwaas oo qaar kood taageeray arragtidiisa. Maxamed Firxad 1 hr • Maanta wixii ka dambeeya waxaan taageersanahay gooni isku taaga Somaliland waana in dowladda Soomaaliya madaxbanaani u aqoonsataa Soomaliland shantaan sababahood Awgood. 1. Riyaddii Koonfur iyo Waqooyi ( Hargeysa iyo Muqdisho) ee ahayd soo celinta shantii Soomaaliya waa dhimatay. 2. Somaliland, marnaba macquul ma ahan in lala simo, maamullada yar yar ee Soomaaliya ka jira hadda maadama Soomaaliya ahaan jirtay Koonfur iyo Waqooyi 3. Haddii Soomaliland dal Taagan noqoto waxaa Geeska Afrika ka soo baxaya sadex wadan oo Soomaali ah, sida Jabuuti, Somalia iyo Somaliland, taasina waxay dan u tahay Iskaashiga sadex Dal oo deris la ah, laba dal oo aysan muslimiintu hoggaanka u haynin ( Kenya iyo Itoobiya) 4. Somaliland oo dal madaxbanaan ah waxay Soomaaliya iyo Jabuuti u noqon kartaa cudud sadexaad oo soo korarta islamarkaana leh Taangiyadeeda, diyaaradaheeda iyo ciidamadeeda waxaana suuragal ah in sida ciidamada Jabuuti oo kale Somaliland ciidamo Hiil walaal ah u soo dirto Koonfurta haddii loo baahdo. 5. Somaliland, la mid ma ahan, Galmudug, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle,sababtoo ah taasi maba ahan maangal waayo Hargeysa iyo Muqdisho waa labo isku tagay kadibna waxaa ka hoos dhashay dalka intiisa kale. Muddo dheer oo aan daraasado ka sameynayay gobolka waxaa ii soo baxday sida muhiim u tahay in Somaliland loo aqoonsado dowlad madaxbanaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
WAREYSIYO