Saturday May 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Halkan Ka Daawo:(Sawiro) Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,

0
Thursday March 14, 2019 - 15:52:29 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo:(Sawiro) Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,

    Halkan Ka Daawo:(Sawiro) Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo:(Sawiro) Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha iyo weftiga oo hoggaaminay oo safar shaqo oo lix maalmood qaatay ugu maqnaa dalka Imaaraadka, ayey diyaarad khaas ahi kasoo dejisay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport, waxana madaxweynaha madaarka kusoo dhaweeyey xubno kamid ah golaha wasiirrada iyo maamulka gobolka Maroodi-jeex.

Af-hayeenka madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Warsame Jaamac oo weftiga kamid ahaa, ayaa Socdaalka madaxweynaha iyo guulihii horumarineed ee safarkiisa shaqo uu qaranka usoo hooyey saxaafadda uga warramay Af-hayeenka madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Warsame Jaamac, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, "Madaxweynaha iyo masuuliyiinta dawladda Imaaraadku waxa ay kaga wada-hadleen kulamadooda arrimo badan oo ay kamid yihiin ammaanka guud iyo horumarka mandaqadda Geeska Afrika, xoojinta xidhiidhka labada dal ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Imaaraadka Carabta, koboca dhaqaalaha, maalgashiga, macdanta iyo Tamarta, Iibka xoolaha dalka Jamhuuriyadda Somaliland, Dalxiiska, horumarinta xeebaha iyo kalluumaysiga, isu socodka labada shacbi iyo isu-furka suuqyada dalalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Imaaraadka Carabta iyo dardargelinta heshiisyadii iyo hawlihii horumarineed ee mashaariicda waaweyn ee ay labada dal muddooyinkii ugu dambeeyey wadaagayeen.”

Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo, ayaa muddadii ay safarka ahaayeen kulamo la lahaa madaxda iyo saraakiisha kala duwan ee ee ugu sarraysa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, waxana ay kulamadaa



 

















Image may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: one or more peopleImage may contain: 1 person, smilingImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, sky, stripes and outdoorImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, standing and shoesImage may contain: 1 person, standing, suit and outdoorImage may contain: 6 people, people smiling, people standing, suit and weddingImage may contain: 10 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 9 people, people smiling, people standing, wedding and suitImage may contain: 1 person, suitImage may contain: 5 people, people standingImage may contain: 1 personImage may contain: one or more people, people standing and outdoor


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
WAREYSIYO