Saturday March 23rd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Ciidanka Liyuu Booliska Oo Dhaawacyo Gaadhsiiyay Masuuliyiinta Gaashaamo

0
Thursday March 14, 2019 - 17:26:45 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Liyuu Booliska Oo Dhaawacyo Gaadhsiiyay Masuuliyiinta Gaashaamo

    Ciidanka Liyuu Booliska Oo Dhaawacyo Gaadhsiiyay Masuuliyiinta Gaashaamo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Liyuu Booliska Oo Dhaawacyo Gaadhsiiyay Masuuliyiinta Gaashaamo

Ciidanka Liyuu Booliska maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa magaalada Xaaji Saalax ku jidh dilay laba masuul oo ka tirsan maamulka Degmada Gaashaamo, kuwaas oo ay dhaawac-yo kala duwan u geysteen, isla markaana loo qaaday dhaawacooda dhanka magaalada Jig-jiga ee caasimada Soomaalida Itoobiya .

 

Qaar ka mid ah dadka ku nool degmada Xaaji Saalax ayaa Wargeyska Waaberi u xaqiijiyey dhac-dadaasi ,waxaanay sheegeen in falkaasi uu dhaawac ka soo gaadhay guddoomiye ku xigeenka degmadda Gaashaamo Cabdillaahi Raygal iyo madaxii xafiiska ka hortaga iyo u diyaargarowga musiibooyinka ee Gaashaamo Muuse Xaamud, kuwaas oo u yimid xaaji Saalax hawlo shaqo

 

Dhan kale wararka aanu ka helayno Xaaji Saalax ,ayaa sheegay in dhaawac guddoomiye Xigeenka Gaashaamo Cabdillaahi Raygal loo qaaday dhanka magaalada Jigjiga, kaasi oo dhaawiciisa lagu dabiibayo halkaasi.

Ma jiro wax war ah oo amuurtan ku saabsan oo ka soo baxay Dowladda Soomaalida Itoobiya illaa hadda lamana garanayo sababta dhalisay in ciidanku ay jidh dilaan labadan masuul




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
WAREYSIYO