Thursday April 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

AHMED CUSMAAN GEELE HA SIIYO XOOLAHA AGOONTA ILMA JAMAC XAYD (IHN)!!!

0
Friday April 05, 2019 - 21:38:45 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AHMED CUSMAAN GEELE HA SIIYO XOOLAHA AGOONTA ILMA JAMAC XAYD (IHN)!!!

    AHMED CUSMAAN GEELE HA SIIYO XOOLAHA AGOONTA ILMA JAMAC XAYD (IHN)!!!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

AHMED CUSMAAN GEELE HA SIIYO XOOLAHA AGOONTA ILMA JAMAC XAYD (IHN)!!!
Waxaan aad ula yaabey waxan keeney in dayn iyo shuraako ganacsi waxa keeney buuqan,
Arintani waxaa jirta in Wasiirka arimaha guduhu cadeeyey in wax warana oo lagu xidhaya jirin iska dhaaf in Jabouti loo dhiibe.
BAROORTU CEESANTA KA WEYN,
Beel weynta Arab waxaan leeyahay walaalka u gargaar hadduu wax dulmiyo iyo haddii la dulmiyaba maaha in xoolaha agoonta marxuumkii Jamaca Xayd hadal iyo TV oo leys soo taago lagu dhaco iyadoo la leeyahay Ahmed Cusmaan Geele Arab ayaa dowladda Jabouti loo dhibaya,Waar waxba lama dhiibayo ee lacagta Agoonta siiya oo dulmiga iyo beenta aad wax ku dhacdaan goobaha barta bulshadda ka joojiya.
Waxaa jirta Agoonta ilma Jamac Xayd waa Habar awal siduu Ahmed Cusmaan Geeleba uu Arab u noqdey kolka arintu waa Arab iyo Awal ha dhameeyan.Waxaa bangiyada Jabouti ku leeyihiin waa gooni se xoolaha Agoonta HABAR Awal ayey noqoneysa si dhaqsana Maxkamad ayaan Hargeisa ka laga furaya..
Waxba ayaan lagu meereysan Ina geele arab ayaa jabouti loo dhiibaya.
Warshadda CokaCola waxaa wada leh Jamac Xayd iiyoAhmedCusmaan Geele Arab iyo dad badan oo kale se waxaa ugu sheer badna Marxuun Jamac Xayd ilaha how naxariiste.
Xoolaha agoontu waa xaraan kolka Somaliland cabista warshaddaSomaliland Beverages Industries (SBi) waa in agoonta la siiyo Rasamaalkii iyo intii ay furneyd macaashkii haddii hale Ummadda Somaliland waxay cabeysa ama Fuuqasa xoolo agoomeed oo waa xaraan cabisteedu.
Suldaankan arab ee ciidamada arabka ku jira ugu baaqay iney ka soo dareeran isaga iyo caare waa isku danbi ee waa in isaga waaran loo jara.
Tan kale bal suldaanadan arab iyo kuwan mataanaha sheegaya Sheekh Diriri ka u sheego xoolaha agoontu iney xaraan tahay.
SOMALILAND ILAAHAY HOW GARGAARO MAR WALBA.
AMIIN......AMIIN......AMIIN... ....
MAHADSANID
IDIRIS CEELAYE CAWALE
LONDON



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO