Thursday April 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Xukuumada S/Land Ha Siiso Mag-dhow ganacsade Axmed Cismaan Geelle (Arab)

0
Sunday April 07, 2019 - 12:33:31 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada S/Land Ha Siiso Mag-dhow ganacsade Axmed Cismaan Geelle (Arab)

    Xukuumada S/Land Ha Siiso Mag-dhow ganacsade Axmed Cismaan Geelle (Arab)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada S/Land Ha Siiso Mag-dhow ganacsade Axmed Cismaan Geelle (Arab)
Salaan Sare bah- da saxaafada Burcoonline iyo dhamaan reer Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiin..

Warqadan waxay ku saabsan tahay ..Arinta Axmed Cisman Geelle (Arab)
ganacsada reer Somaliland ee maanta bulshada Somaliland aad ka u hadal hayso

Arintan oo ah ugub..markii u horasay ee muwaadin reer Somaliland dal shisheeye denbi ku soo eedeeyo ama dawlada somaliland la soo waydiisto in la soo dhiibo..


Waxay ahayd in Dawlada Somaliland ogaysiiso..Axmed Cismaan Geelle ..denbi ga loo haysto..iyo in uu yimaado maxkada ..iyo Dawlada D'jabouti soo dirsato lawyero ka wakiila iyo muduciga sheeganayo in xoolo laga dhacay...

Laakiin may dhicin..ee dawlada Somaliland waxay ..meteshay Police , maxkamadii, iyo xeerbeegtidii qaaday kiiska ...oo waxay riday xukun

kiis aanay hayn xogtiisii

waxay kale oobeenka sheegtay in Axmed Cismaan Geelle loo soo diray
Interpol ..oo shaqadeedu tahay daba gal iyo soo qabashada gacan ku dhiig layashaasha bacsada.....

Aniga oo ah aqoon yahan degan magaalada London , ka na soo jeeda
degmada War- Cibraan ee Gobolka Togdheer Somaliland
waxaan halkan ku cadaynayaa....

In Dawlada Somaliland khalad ka gashay ...muwaadin reer Somaliland ah...oo dalka Somaliland iyo dadkii su u baahan yahay.......isla markaana gaadhsiisay business kiisa ama ganac sigiisii..wax yeelo.....wayn...

Waxaan jecelahay..in aan u sheego dawlada Somaliland in muwaadin reer Somaliland ahi aanu ahayn...Xaraash.....

gacan tana laga gelin karin...dictator...intaas oo boqol oo reer D'jabouti ahi,,ku maqan tahay Ismail Cumar Geelle na aanu ka wakiil ahayn..xoolaha Bank laga leeyahay wadan ka France ka

Hadaanu nahay Dad waynaha Reer Somaliland. ee ku nool UK .Waxanu garab taagan nahay......Mu'WaadinAxmed Cismaan Geele (Arab).....

Dawlada Somaliland waa in ay siiyo ganacsadaha Reer Somaliland ..magdhow ..ka soo soo gaadhay...dawlada Somaliland oo mid shakhsi iyo mid
ganacsi ba maa'daama max kamad la'aan si public ah loogu sheegay toog dhacay xoolo bank leeyahay..

Wa salaama Clykum


Aqoon Yahan

Suleiman adan Dheere

London


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO