Thursday April 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Halkan Ka Daawo: SAWIRRO: Xaflad Si Heer Sare Loo Soo Agaasimay oo Lagu Sagootinayay Md Abdullahi Maxamed Daahir CUKUSE oo Ay Soo Qaban Qaabisay Xisbiga KULMIYE EAST LONDON

0
Monday April 08, 2019 - 04:09:09 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 1118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo: SAWIRRO: Xaflad Si Heer Sare Loo Soo Agaasimay oo Lagu Sagootinayay Md Abdullahi Maxamed Daahir CUKUSE oo Ay Soo Qaban Qaabisay Xisbiga KULMIYE EAST LONDON

    Waxa Xaafada East London casho sharaf, soo dhoweyn iyo Sagootin isugu jirta loogu sameeyay xalayto oo Taariikhdu ahayd, 6th April 2019,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Xaafada East London casho sharaf, soo dhoweyn iyo Sagootin isugu jirta loogu sameeyay xalayto oo Taariikhdu ahayd, 6th April 2019,


London (Burcoonline) 08.04.2019 Waxa Xaafada East London casho sharaf, soo dhoweyn iyo Sagootin isugu jirta loogu sameeyay xalayto oo Taariikhdu ahayd,
6th April 2019,

Wasiirkii hore warfaafinta, Xanaanada Xoolaha, Marna ahaa Afhayeenka Madaxtooyada ee Xukuumadii hore ee Kulmiye ee uu Hogaaminayey Md Axmed Mohamed Mohamoud (Silaanyo) Mudane Abdillaahi Mohamed Daahir (Cukuse).


Xafladaa Sagoontinka iyo soo dhoweynba isugu jirtey oo ay soo abaabuleen Laanta East London Kulmiye, Waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin kasocda Safaarada Somaliland ee UK, Xubno kamid ah Gudiga Fulinta ee Kulmiye Uk, sida Gudoomiye ku xigeen Ahmed Abdillahi, Xidhiidhiyaha guud Jama Ali Muuse, Xoghayaha Musdanbeedka Kulmiye UK Saleban Adan.

Laamaha Xisbiga Kulmiye, East London oo xaflada Qabatay iyado Iyo
Laamaha South East London iyo Laanta North London.

Waxan kaloo kasoo qayb galay kulankan Xubno ka socda ururada bulshada, sida
SS Uk iyo East London Society.
Dadweyne badan oo ka kala yimi Daafaha London, Kana kooban qaybaha bulshada ee Somaliland sida Siyaasiin, Aqoonyahano, Dhalinyaro, Haween, Waayeel iyo waxgarad.

Xafladan oo si heer Sare ah loo soo Abaabuley, ayaa ku dhamaatay Jawi Aad u qurux badan.

Allah Mahad leh



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO