Tuesday July 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

BAARLAMANKA SOMALIA WAA BURBURAY

0
Monday April 08, 2019 - 07:29:42 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAARLAMANKA SOMALIA WAA BURBURAY

    BAARLAMANKA SOMALIA WAA BURBURAY

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BAARLAMANKA SOMALIA WAA BURBURAY
BAARLAMAANKA SOMALIA WAA BURBURAY WAANA LUMIYAY AWOODDII SHARCI-DEJINTA EE DALKA. AARRINTAAS WAXAA SABAB U AH QAYBTA BAARLAMAANKA EE LAGA DHIGAY WASIIRADDA OO KU TUNTA HAWSHA BAARLAMAANKA MARKASTANA HORJOOGSADA HAWSHA BAARLAMAANKA EE DANTA U AH DALKA IYAGA OO U ADEEGAYA DANTA NIDAAMKA DALKA KA JIRA EE DAWLADNIMADII SOMALIA MAJARA-HABAABIYAY. XUKUUMADDA AYAA LAGU BURBURIYAY AWOODDII BAARLAMAANKA SOMALIA.

WAXAA BURBURTAY KALA MADAXBANAANIDA BAARLAMAANKA, XUKUUMADDA IYO GARSOORKA OO LOO BAAHNAA INUU MID KASTABA XAKAMEEYO ISLA MARKAANA ILAASHO MIDKA KALE HADDUU KHALAD AMA GEF DAWLADNIMO GALO. AWOODIHII SHARCI-DEJINTA, FULINTA IYO GARSOORKA AYAA WADA GALAY HAL GACAN TAAS OO ASTAAN U AH KELITALISNMO FOOL-XUN.


MEESHA WAXAA KA BAXAY ISLA-XISAABTANKII DAWLADNIMO EE SEDDEXDAAS HAY’ADOOD WAXAANA BEDELAY KELITALISNIMO FOOL-XUN OO U BAAHAN IN DHAKHSO LA ISKAGA BADBAADIYO INTA AANAY XIDIDAYSAN.

XUBNAHA DAMIIRKA LEH EE KU JIRA BAARLAMAANKA WAXAA LA GUDBOON INAY ISKAGA WADA BAXAAN BAARLAMAANKA OO DALKA WAX KA BADBAADIYAAN.

Ibrahim Hassan
April 8, 2019
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
WAREYSIYO