Thursday April 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

"Qorshe waa nidaam habaysan oo hawl lagu fuliyo Kaas oo ka kooban talaabooyin is daba yaal yaal kuwaas oo loogu talo galay in lagu gaadho yool ama hadaf cayiman muddo cayiman gudaheed."

0
Tuesday April 09, 2019 - 07:55:25 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 304
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 6 1
  • Share via Social Media

    "Qorshe waa nidaam habaysan oo hawl lagu fuliyo Kaas oo ka kooban talaabooyin is daba yaal yaal kuwaas oo loogu talo galay in lagu gaadho yool ama hadaf cayiman muddo cayiman gudaheed."

    "Qorshe waa nidaam habaysan oo hawl lagu fuliyo Kaas oo ka kooban talaabooyin is daba yaal yaal kuwaas oo loogu talo galay in lagu gaadho yool ama hadaf cayiman muddo cayiman gudaheed."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Qorshe waa nidaam habaysan oo hawl lagu fuliyo Kaas oo ka kooban talaabooyin is daba yaal yaal kuwaas oo loogu talo galay in lagu gaadho yool ama hadaf cayiman muddo cayiman gudaheed."
Qorsheyntu waa tan u horaysa una muhiimsan marka hawl la qabanaayo,
hawl la qabto qorshe la’aan waa hawl aan la hayn wax macno ah iyo
hawtulhamagnimo, inta badana waxay u muqataa hawl aan adkeyn.tusaale
ahaan.
Qorshe kastaa waa inuu ahaado mid qoran aad goorkasta si sahlan u tix
raaci karto cabirina karto markasta horumarkaad samayso,qorshe aan
qornayn wuxu kugu sababi karaa inaad lunto waayo waxaad u dhigantaa nin
yidhi maskaxdayda ayaan ku qadanayaa mapkayga umana baahni inan qaato
waraqo wax ku sawiranyiin, tani waa arin khatara hadii uu shaki kaa galana
waxaad halis u tay inaad samaayso go’aan khaldan.inteena badani maab
nololeedkeena madaxeena ayaan ku sidanaa, "waana ta keenta inan is
qiimayn kari wayno oon garan wayno xageen u soconaa oonan ku qanacno
wixii ay noloshu inoo keento.”yada oo aad looga wada dharagsanyay
muhiimada qorsheynta, hadana waxaan tilmaami donaa qorshe la’aantu iney
tahay waxa in badan oo inaga mida dhaxalsiiyay nolol aanay rabin.
Faa’idooyinka Qorsheynta waxa ka mida ku wan:


1. Jihayn
Marka aad yeelato qorshe cad oo qoran dhamaan qaybaha kala duwan ee jidhkaagu
waxay ku shaqeeyan qorshahaas waxayna ka war qabaan u jeedooyinka aad leeday iyo

waxaad hiigsanayso, tusaale shirkadaha ama ururadu waxay leeyiin ujeedooyin ama
(objectives) sababta shirkadu u qorto una soo bandhigto ujeedooyinkeeda waxa ka mid
ah in dhaman shaqaluhu ka war qabaan ujeedooyinka shirkada kuna dadaalan iney
xaqiijiyaan ujeedooyinka shirkadaas ay ka shaqaynayaa, iyo in aan isbedelka maamulku
sababin in shirkada yoolkeedu is bedelo lakiin ay ahaado mid leh hal yool oo la xaqiijin
karo. Qorshuhu badanaa wuxuu u dhaqmaa sida maabka oo wu ku tusaa kolta inaad
hore u socotay iyo intaad u jirto yoolkagi iyo goobtaad ku nasan leyd.
2. Lama sadaalin karo mustaqbalka.
Sideedaba qorshuhu wuxuu ku saabsanyay mustaqbalka, mustaqbalkana lama sadaalin
karo, hadaba inaad qorshe lahaata waxay yareeysaa khataraha ka iman kara isbedelada
mustaqbalka , waayo qofkii qorshe leh wuxuu ka fakiraa dhamaan caqabadaha ka hor
iman kara iyo ka hortagooda iyo xalalka macquulka ah ee mid kaste lagu xalin karo
hadday yimaadan.
3. waxau ku xadidaya wakhtiga
Marka aad qorshaysid wakhtigaaga waxa ku xadidmaaya hawl walba oo aad qabanaysid taas oo
ka dhalanayso natiijo ah in aad wakhti yar gudeheed ku xaqijisid wax walba oo aad qorshesay
noloshaada.
4. isbadal nololed
Qorshe walba oo la qorsheyaa waxa hubaal ah in u u horseedo cidaa qorshesay arinkaas in ay
horumar layaab leh ay gaadho qof ahaato ama qaran ahaato.
5. Qorsheyntu waxay u wanaagsantahay diintaada: Dhamaanteen waxaan
dooneynaa in aan ku noolaano sidii uu nafaray Allah. Hadaba su’aashu waxay tahay
xagee ayaad taagantahay maanta? Waxaa muhiim ah in qofku qiimeyn ku sameeyo
habka uu ilaahay u caabudayo oo qorsheeyo waxyaabaha u baahan in uu wanaajiyo.
Waa in aad su’aalo iska weydiisaa arimaha la xiriira diintaa isla markaana aad
qorsheysaa sidii aad u hor marin lahayd xiriirka kaala dhexeeya Allah.
6. Qorsheyntu waxay u wanaagsantahay reerkaaga: Waxaa macquul ah in sanadkii hore
adiga iyo xaaskaaga aad kala fogaateen, caruurtii in aysan wado fiican ku socon. Haddii ay
jiraan dhibaatooyin u baahan xal waa in aad qorsheysaa sidii aad meel u saari lahayd arimahaas
sanadka cusub.
7. Qorsheyntu waxay u wanaagsantahay shaqadaada iyo waxbarashada: Soomaalida
inteeda badan waa shaqo la’aan. hadaba maxaa talo ah? sidee ayaad wax uga badali kartaa
xaalada shaqada ee aad ku jirto. In aad cayr ku noolaato mustaqbal ma ahan. Waa in aad
qorsheysaa haddii aad u baahantahay waxbarasho dheeri ah, haddii aad ganacsi bilaabayso
iwm.
Ugu danbayn nolol qorshesayaa wax badashayaa o wax qabatayaa nolol hor leh oo
horumarsan o hagaagsan o leh hogaamin iyo hal abuurnimo heer caalimiya.
Alla mahad leh alla mahad leh alla mahad leh

By: Mohammed Adam Hassan

E-mail: moadam203@gmail.com
Tell: 0634394700
( isbaddel ka bilaabmay shakhsi isla markaana u xuub siibtey bulsho dhan si ay u noqdaan
Hormuudkii Horumarka Ee dunidan aynu ku noolnahay )

Hadii alle ka Dhigo Dhamanten Guul Iyo Gobonimo (Africa Never Give up)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO