Thursday April 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Maxaa Sababay Xukumada Madaxweyne Biixi In Dhakhaatiirta Ajanibaga Ah Maxkamad U Hor Gayn Weydo, Lakiin Bankiga Djibouti Ee BCIMR Kiiskiisa Maxkamada Geyso!

0
Wednesday April 10, 2019 - 07:49:16 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Sababay Xukumada Madaxweyne Biixi In Dhakhaatiirta Ajanibaga Ah Maxkamad U Hor Gayn Weydo, Lakiin Bankiga Djibouti Ee BCIMR Kiiskiisa Maxkamada Geyso!

    Maxaa Sababay Xukumada Madaxweyne Biixi In Dhakhaatiirta Ajanibaga Ah Maxkamad U Hor Gayn Weydo, Lakiin Bankiga Djibouti Ee BCIMR Kiiskiisa Maxkamada Geyso!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa Sababay Xukumada Madaxweyne Biixi In Dhakhaatiirta Ajanibaga Ah Maxkamad U Hor Gayn Weydo, Lakiin Bankiga Djibouti Ee BCIMR Kiiskiisa Maxkamada Geyso!
Iyadoo Fashilka Maamulka Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Isasii Taraayo ayaa waxaa is weydiin mudan sababta aay xukumadadeenu Dhakhaatiirta Ajanabiga Ah ee wasaarada Caafimaadku qaraarka kasoo saartay in dalka laga mastaafuriyo sababta maxkamad loo hor gayn waayay?

Wasaarada caafimaadku waxay xustay in Dhakhaatiirta Ajanibiga ah ee Cusbitaalada Somaliland ka Hawlgala amaba ka shaqeeya in aanay lahayn xirfadii dhakhtarnimo iyadoo qaar koodna ruqsad haysan!


Hadaba Xukumadeena miyaanay danaynayn Bulshada halista cafimaad dhakhaatiirta aan Xirfada lahayn ee Dadqalatada ah in Maxkamad Loo Horgeeyo Bulshada amaba Umada ku dhaqan Somaliland een laga War hayn wax yeelada caafimaad ee Dhakhaatiirtaas Ajanabiga ahi u gaysteen iyadoon islamaarkana laga war qabin inta Khibrad La'aan Caafimaad aay u Dileen ee gacantooda ku sadqeeyeen madaamayna lahayn Talhasuskii Dhakhtarnimo?

Miyay tahay in Dhakhaatiirtan Ajanabiga ah In dalka Laga Mastaafuriyo Iyadoon Maxkamad La Hor Gaynin Iyaga Iyo Dhakhtarada Gaarka Loo Leeyahay Ee aay Ka Hawl-galayeen toona?
Miyaanay ahayn in Sharciga la hor keeno si umadu u ogaato heerka wax yeeladay gaysteen leegtahay iyo halista aay ku sugan yihiin kuwa ka nooli?

Waxaa jirtay in Xukumadu rabtay inay maxkamadaha dalku qabtaan dacwad Khusaysay Ganacsade Axmed Cismaan Geele iyo Banki jabuuti laga leeyahay, hadaba maxay tahay sababta Dhakhaatiirta Ajanabiga Ah iyo Dhakhaatirta gaarka Loo Leeyahay Ee Dalka Keenay sababta Loo Mastaafurinaayo Iyadoon Sharciga iyo Qanuunada Dalka u Yaala Toona iyadoon la Marin?

Umad dhan caafimaad koodi Dhakhaatiirta Wax yeelaysay kuna Khamaartay in Maxkamad La Hor Keeni waayaa miyay idinla Qumantahay halka Shaqsi Qudha Banki aan dalka Somaliland laga lahayn dacwadiisa xukumadu rabto inay ku qaado?

Jawabhaas Umada Somaliland Ku dhaqan Ayaa laga sugayaa.




Aden-Deeq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO