Tuesday July 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Dawladda Ingiriiska Oo Lagu Dhalliilay Lacago Ay Ku Taageerto Somaliland Iyo Shaqsiyaad Hore Xukuumadu Xadhig Ugu Geysatay Oo Tusaale Wargeysku Kusoo Qaatay

1
Sunday April 14, 2019 - 17:41:59 in Wararka by Wariye Mohamed BK
  • Visits: 1616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Ingiriiska Oo Lagu Dhalliilay Lacago Ay Ku Taageerto Somaliland Iyo Shaqsiyaad Hore Xukuumadu Xadhig Ugu Geysatay Oo Tusaale Wargeysku Kusoo Qaatay

    Dawladda Ingiriiska Oo Lagu Dhalliilay Lacago Ay Ku Taageerto Somaliland Iyo Shaqsiyaad Hore Xukuumadu Xadhig Ugu Geysatay Oo Tusaale Wargeysku Kusoo Qaatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Ingiriiska Oo Lagu Dhalliilay Lacago Ay Ku Taageerto Somaliland Iyo Shaqsiyaad Hore Xukuumadu Xadhig Ugu Geysatay Oo Tusaale Wargeysku Kusoo Qaatay
Wargeyska Ingiriiska ee The Telegraph ayaa xukuumadda UK ku dhalliilay in ay cashuurta laga qaado bulshada Ingiriiska ay ku bixinayso maxkamado aanay xukunkoodu caddaalad sal ku lahayn oo ay kuwa Somaliland ku jiraan.
Wargeysku wuxuu sheegay in ay lacagtaas dawladda Ingiriisku si sir ah ugu bixiso maxkamado xukunkoodu mushkilad ku yahay xuquuqal iisaanka kuwaas oo kiisas yaryar wax weyn ka dhiga iyaga oo adeegsanaya la dagaallanka Argagixisada.
"Lacag badan oo cashuur Bixiye waxaa lagu kharash gareeya dalka Bariga Afrika ku yaalla ee Somaliland, halkaas oo 2.4 Milyan oo Euro loo qoondeeyay dib u habaynta maxkamadaha,” Sidaas ayaa lagu yidhi warbixinta Telegraph.
Waxa uu wargeysku sheegay in dadka tacadiyadu gaadheen ay ka mid yihiin suxufiyiin, qoraayo iyo gabayaa "Maxamed Kayse Maxamuud waxaa la yidhi waxa uu 18 bilood u xidhna aflagaadayn madaxweynaha Qaranka oo uu boggiisa Facebook ku qoray ‘madaxweynuhu waa local maaha madaxweyne Qaran,” Sidaas ayuu wargeysku tusaale u soo qaatay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
WAREYSIYO