Tuesday July 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Madaxweynaha Somaliland Oo La Filaayo Inuu Bari Safar Ugu Baxo Magaalada Berbera .

0
Monday April 15, 2019 - 08:11:53 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 713
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo La Filaayo Inuu Bari Safar Ugu Baxo Magaalada Berbera .

    Madaxweynaha Somaliland Oo La Filaayo Inuu Bari Safar Ugu Baxo Magaalada Berbera .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo La Filaayo Inuu Bari Safar Ugu Baxo Magaalada Berbera .

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu Maanta safar ugu baxo magaalo xeebeeda ee Berbera .

Ujeedada Safarka madaxweynaha ayaa lagu sheegay in uu madaxweynuhu xadhiga ka soo jari doono laba wiish oo dekada Berbera lagu soo kordhiyey iyo sidoo kale mashaariic horumarineed oo dekada iyo Magaalada Berbera lagu soo kordhiyey

Sawirka Hoose Idinka Muuqda waa Labada Wiish ee dekada Lagu soo kordhiyey ee la filaayo inuu qeyb ka noqdaan mashaariic-da madaxweynuhu xadhiga ka jari doono




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
WAREYSIYO