Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

12 dariiqood sidaad ugu soo jiidan lahayd dadka figradahaaga QORE MOHAMED BASHIIR HASSAN (AYMAN)

0
Sunday May 12, 2019 - 09:03:20 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    12 dariiqood sidaad ugu soo jiidan lahayd dadka figradahaaga QORE MOHAMED BASHIIR HASSAN (AYMAN)

    12 dariiqood sidaad ugu soo jiidan lahayd dadka figradahaaga QORE MOHAMED BASHIIR HASSAN (AYMAN)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

12 dariiqood sidaad ugu soo jiidan lahayd dadka figradahaaga QORE MOHAMED BASHIIR HASSAN (AYMAN)
1: Ha murmin,ogow in jidka ugu fiican ee aad ku kasbi karto muraanka yahay inaad ka dheeraato.
2:Umuuji xurmo ra’yiga qofka kale haku dhihin qofna waad gafsantahay
3:Haddaad gafsantahay garowso gefkaaga 4: Ku isticmaal hadal macaan iyo dabeecad wanaagsan iska jir cadhada iyo isqaadqaadka .
5:Weydii su’aalo lugu jawaabi karo (haa).
6:Udhaaf qofkale sheekada hawadee.
7:Qofka kale hamoodo infikraddu tiisa tahay. 8:Isku day si daacad ah inaad ka eegtid arrinka dhinaca qofka kale ka
arkaayo


9:Tixgali fikradaha qofka kale una muuji cadfigaaga doonistaada.
10:Ku isticmaal dabeecaddaha wanaagsan sida:sharafta,raggannimada,geesinnimada,i.w.m.
11:Umatal fikradahaaga sida riwaayahada oo kale.
12:Gaarsii arrinka meel aan laga noqon kirayn. [by: dale karnege] Halhaystaydu waa: Ka tallaabso seeraha, dhanka libinta soo aad


QORE:Mohamed basher Hassan(AYMAN)
Tell:063-6483645/065-9345261
Email:mobashiir23@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO