Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

DAMALKA NABAD EE LAGU DEGO, LAGU NASTO LA HADH-SADUU AHAA , XAAJJI CABDIKARIIM XUSEEN YUSUF ( CABDI-WARAABE) SHALAY BUU INAGGA GALBADAY OO ALLE INNAGA OFFSADAY ASAGGA AWOOD LEH E!

0
Sunday May 12, 2019 - 09:10:52 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAMALKA NABAD EE LAGU DEGO, LAGU NASTO LA HADH-SADUU AHAA , XAAJJI CABDIKARIIM XUSEEN YUSUF ( CABDI-WARAABE) SHALAY BUU INAGGA GALBADAY OO ALLE INNAGA OFFSADAY ASAGGA AWOOD LEH E!

    DAMALKA NABAD EE LAGU DEGO, LAGU NASTO LA HADH-SADUU AHAA , XAAJJI CABDIKARIIM XUSEEN YUSUF ( CABDI-WARAABE) SHALAY BUU INAGGA GALBADAY OO ALLE INNAGA OFFSADAY ASAGGA AWOOD LEH E!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAMALKA NABAD EE LAGU DEGO, LAGU NASTO LA HADH-SADUU AHAA , XAAJJI CABDIKARIIM XUSEEN YUSUF ( CABDI-WARAABE) SHALAY BUU INAGGA GALBADAY OO ALLE INNAGA OFFSADAY ASAGGA AWOOD LEH E!

DAMALKA NABAD EELAGU DEGO, LAGU NASTOLA HADH-SADUU AHAA , XAAJJI CABDIKARIIM XUSEEN YUSUF ( CABDI-WARAABE) SHALAY BUU INAGGA GALBADAYOO ALLE INNAGAOFFSADAYASAGGA AWOOD LEH E!

INAA LILAAHI WAA INA ILAHEYHI RAAJICUUN .


ALLE HA U NAXARIISTO XAAJI ABDIKARIMWARAABE JANATU-FARDOWSANA HA GEEYO HA KU NAGEEYO.

Nin Oday Xeer-beegtiNabdeedDhaqan Diint Dun iyo Milgo ,immaniyo Hal-adeyg Gar-yaqaan Balan-oofin ixtraam Rabi u dhashay oo ku gadaamay ayuu ahaa Xaajji Cabdi Waraabe.



WAXA BAXAY OO GALBADAYKII UGU QAALI SANAA RUGUKUNADA NABAD IYO ISKU HAYNTA UMMADA SOOMAALI MARKALA YIDHAAHDOEE QARNIGII LABAAD IYO KAN 21 AAD SOO GAADHAY.


WAA KA TACSIYADEYNAYAA QARANKA GUUD AHAANTIIGAAR AHAAN QOYSKII ,EHELAD IYO QARABAADII XAJJI CABDIKARIIM XUSEEN YUSUF (CABDI-WARAABE ) SIDDO KALE ASXAABTIISI SXABDII IYO INTII UU JECLA IYO INTII JECELEYD BA.

WAXA UU AHADHIDIBADIIQARANKU KU TAAGNA MID KA MID AH OO MAANTA RABI INNAGA OOFSADAY .

RABI WANAAGII IYO ISU JIIDKII UMMADA EE UU GASHADAY ABAALKISII ALLE HA GUDOONSIIYO.


Waxa aynu aad u tabayna Kaalintii Muuqaiyo Gole-ka hadalka ee uu rag-isdiidan isugu ,Seeto-xidhi jiraybalse ( Alle ha,) innagga dhigo kuwo ku hanuuna Tallyinka iyo Tusalloyinka ma guraanka e ee dhaxal-galka ee innooga tagay kuwo qaata oowax ku qabsada. Marnaba helimeynoRagnimadisi iyo Daacad u howl galkiisii aan daaalka iyo kala go,aa lahayn.

Xaajji Cabdi Waraabe waxa Nin ka fog danta shikhsiga iyo ta Reer iyo dhowr qof balse waxa alleka dhigay mid u taagan Danta guud ee Ummadda iyo wada-jirkeeda.


Xigmadaha aan ka qoray waxa ka mid ahaa mid ku jirtayhadal uu ka jeediyey1993 Berbera Colaadii ka dhacday oo uu ahaa Hormuudkii iyo Haldoorkii Arinta soo af-jarideeda u taffo-xaytay Xigmadaasi waxay ahayd" wuxu yidhi mar bay ka wanagsan 10 Nin oo wada Ragnimo ah oo Xiniino lehi,Afar Doqon oo dantooda isku ogol isu na dabo-fadhiista . " Waxa aan fahmi karra rag-golaha amma goobta joogay oo uu marka magacaba yeyinay ahaayeen ragga hore u qaadan waayeyNabad iyo Turxaan bixinta.


Waxa uu so dadban iyo so toos ah iyo il-dheergaradnimo ku jirtoba raggau dareensiinayey halka ay ragganimo ka dayeyaan inaaney ku jirin Maalinta taas oo kale ay goobta ku sugnaayeen Xalada-waayaheedaduruufteeda wada taan ay ku sugaanyeen .


Waxa kasta iyo howl kasta ba uu inoo soo qabatay iyo Heykal ,Hanaan iyo inoo soo guntay inoona soo xidhayba MaantaAlle Wakhtigii uu oofday ka dhigXajji Cabdikariim Waraabe.

Marka waxa inaguu waajib ah duco aynu rabi uga duraansanoinuu ka mid noqdo kuwa uu gacant midig uga dhiibo Kitaaabkooda JANATU-FARDOWSANA ku Macsuumo.


Intii uu Dunida joogay ee Garaad iyo Gaashan qaadayba ka soo bax waxay Diintaalle ku waajibka ahaintii karaankiis iyo kartidiisa ah alle na ku astur wax kasto uu ka guurtiyey kanna odayey .

Alle ha u NaxariistoXajji Cabd Xuuseen Yusuf ( Xajji Cabdi-Waraabe)

ABOKORI MOHAMUD

__________________________



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO