Sunday August 18th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

XAAJI CABDI KARIIM WARAABE ODAY MUCJISA AHAA OO SAMAHA IYO WANAAGU ASTAANTIISA AHAYD,

0
Sunday May 12, 2019 - 09:12:16 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XAAJI CABDI KARIIM WARAABE ODAY MUCJISA AHAA OO SAMAHA IYO WANAAGU ASTAANTIISA AHAYD,

    XAAJI CABDI KARIIM WARAABE ODAY MUCJISA AHAA OO SAMAHA IYO WANAAGU ASTAANTIISA AHAYD,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XAAJI CABDI KARIIM WARAABE ODAY MUCJISA AHAA OO SAMAHA IYO WANAAGU ASTAANTIISA AHAYD,
Allaha ha u naxariisto xaaji cabdi kariim oo loo yiqaanay cabdi waraabe oo uu alle weyne siiyay cimri dherer,isagoo waligiiba u taagnaan jirey wanaaga iyo isku soo dhawaynta ummadaha.nin qalbi wanaagsanaa,oday xikmad badnaa taariikhdiisauna sammo iyo wanaag ku duugnaa, nin aragti dheeraa isagoo ahaa nin tusaale wanaagsan u ahaa cid kastoo sammaha u ollaysa ugu danbayntiina ka baxay ummada soomaaliyeed gaar ahaan jamhuuriyadda somaliland.


taariikhdiisa ku dheeraan maayo waxba laga qoray buug dhan oo qiime leh dushiisana summad looga dhigay samo talis.oo u qoray qoraa hal abuur aqoonayahan siciid mohamuud gahayr.

balse waxa habboon in laga barto falsafada iyo xikmada ku duugan noloshiisa taas oon laga goyoon karayn.hadda alla waxaan u wayddiinayaa janno isagoona hoyday xilli kheyr leh oo ramadaan lagu jiro, waxaan leeyahay qof kastoo sammo fallaha haga dhigto model iyo ku dayasho,ninkaa weyn ee maanta ka baxay iyo tiirka nabada ee maanta tii xaqa ahayd u timid inalilaah wa ina ilahi raajicuun
hamse riiraash

 
 
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO