Saturday May 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

18ka May iyo 26ka June midkoodee ah maalinta Jamhuuriyadda Somaliland?

0
Sunday May 12, 2019 - 09:13:41 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    18ka May iyo 26ka June midkoodee ah maalinta Jamhuuriyadda Somaliland?

    18ka May iyo 26ka June midkoodee ah maalinta Jamhuuriyadda Somaliland?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

18ka May iyo 26ka June midkoodee ah maalinta Jamhuuriyadda Somaliland?
Labada maalmood ee 18 May iyo 26 June labaduba waa maalmo mudan in ay xusaan shacabka Somaliland. Haddaba bal aan is dultaagno labadaba si aynu u fahanno waxay kala yihiin. 1. 26 ka June waa maalintii ay maxmiyaddii Ingiriiska ee Afka qalaad lagu odhan jiray Somaliland British Protectorate ay xornimada ka qaadatay boqortooyadii -The united kingdom of Great Britain and Northern Ireland. Laakiin markaa lama samayn Jamhuuriyadda Somalilan0d.Waxa xorriyadda loo qaatay si aynu uga mid noqonno Jamhuuriyaddii Somaliyeed-The Somali Republic. Waanay dhacday oo magaceennii ahaa The Somaliland British Protectorate waxa inoo xigay The Somali Republic ,calankii aynu kanna siib kanna saar nidhina wuxuu ahaa ka buluugga ah ee The Somali Republic.
2. 18ka May waa maalintii aynu go'aansannay in aynu ka baxnay midowgii koonfurta iyo woqooyiga ee Jamhuuriyadda Somaliyeed.
Waa maalintaa maalinta la sameeyay Jamhuuriyadda Somaliland. Waxa laga yaabaa in aynu iswaydiinno maxaa u dhexeeya labada
maalmood? Waxa u dhexeeya maalinta hore waxaynu ahayn Somaliland British Protectorate oo xorriyaddedii qaadatay si aynu uga mid noqonno
Jamhuuriyaddii Somaliyeed. Waqtigaa lama samayn Jamhuuriyad la yidhaa Somaliland oo caalamka aqoonsi ka doonaysa.


18ka May 1991 ayaa lagu dhawaaqay maxmiyaddii Somaliland oo ka noqotay midowgii Somaliyeed lana baxday The Republic of Somaliland, calankeenna sadexda midab lehna maalintaas ayaa la sameeyay oo la yidhi waa calanka Somaliland Republic.
Mohammed Yousuf Abdi
Saudi Arabia
+966561521704


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
WAREYSIYO