Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Gool Jabay Cabdullaahi Maxamed Cumar

1
Tuesday May 14, 2019 - 08:35:29 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 194
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Gool Jabay Cabdullaahi Maxamed Cumar

    Gool Jabay Cabdullaahi Maxamed Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gool Jabay Cabdullaahi Maxamed Cumar
Goolku waa awrka naaxay ee iibka loogu talagalayy - lana filayo in lacag badan la siisto! Haddaba, haddii uugoolkujabo; barta uu ku jabay ayaa lagu qalaa oo ma yeesho qiimihii uu lahaa ee la filanayey. Hilibkiisana waxa iibiya haweenka hiliblaha ah ee seyladda gudha! Waana sababta loo yidhaahdo wax kasta oo qiimo dhaca, waagool jabay!

Haddaba, beri baa waxa jiray wiil aad u qurux badnaa oo isla markaasinaqabweynaa. Gabdhaha geyaanka ah ee geyiga joogaana isaga ayay u feedhan jireen - ragga kalana isha ayay ka lalin jireen!


Haddaba, ninkii quruxda iyo qiimaha lahaa ee waliba qabku u dheeraa; ayaa guursadeey gabadh yar oo iska haydhif ah oo aan ilqabatin lahayn!
Dhallinyaradii beesha ayaa la yaabtay halka uu ninkii qabka weynaa ku dambeeyey! Markaasi ayay u bixiyeengool Jabay.

Hadalkaa ay dadeen
ee la saaray daboolka
Adigu sii dildilaacso
oo dulucdiisa u fiirso!

Cabdullaahi Maxamed Cumar


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO