Saturday May 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

AAD SHARAF YEEALATIDE RUN SHEEG NOQO.... Xaaji Cabdi Waraabe

0
Tuesday May 14, 2019 - 08:39:33 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AAD SHARAF YEEALATIDE RUN SHEEG NOQO.... Xaaji Cabdi Waraabe

    AAD SHARAF YEEALATIDE RUN SHEEG NOQO.... Xaaji Cabdi Waraabe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

AAD SHARAF YEEALATIDE RUN SHEEG NOQO.... Xaaji Cabdi Waraabe

Hadii Uu AHN Xaaji Cabdi Xuseen Ka Sii Digay Habdhaqanka Xafiiltanka Iyo Ku Xumeeda Xambaarsan Ee Siyaasiyiinta Muxaafid Iyo Mucaarad..

Shacbigana Muxuu Ku Yidhi.?…..Qaybtii 2aad:

Xaaji Cabdi Xuseen A.H.N Xikmadda Iyo Garashada Waafiga Ah Ee Rabbi Ku Galladay Waxay Runtii Ahayd Bad-Weyn Aan Dhammaanayn.

Taas Awgeed Waxaan Filayaa Inuu Ninba Intii Uu Karayay Ka Maalay Xaajiga,Waayo-Aragnimada, Taariikhda Iyo Hoga Tusaalaha Toolmoon Ee Dhaxalka Waara U Noqon Karay Bulshada.

Taasina Waxay Kollay Ku Xidhan Tahay, Qofba Sida uu Ugu Diyaar Garoobo Iyo Dabcan Heerka Xogta Uu Ka Haystay Kaalmihii Kala Duwanaa Ee Uu Ka Ciyaaray Xaajigu, Meertooyinkii Waayaha Mujtamaca Uu Ka Soo Jeeday Ee Somaliland.

Waqtigaasi Hadaba Oo Ahayd Sidaan Hore U Sheegay 2006dii Waraysigan Dedaal Uun Baa Igu Riixaye Xog Caynkaasi Ah, Oo La Taaban Karo, Kamaan Haysan Xaajiga,

Ku Darsoo Weliba Kolkii Aan U Tegayay Oo Gelin Danbe Ahayd,Laba Weriye Oo Aad Qaali Ugu Ah Wasaarada Warfaafinta,Waa Claahi Jaamac Oo imika U Shaqeeya BBC-da Iyo Maxamed Xuseen Cali Oo Aan U Sheegay Inaan Xaaji Cabdi Ka Doonayo Waraysi,Ayaa Iga Sii Daba Tuuray Laba Su’aalood, Oo Kolkii Danbe Ee Aan Dib U Dhegaystay Noqday, Kuwii Ugu Miisaanka Cuslaa Su’aalahaan La Shir Tegey,



Ku Dhowaad Toban Sano Ayaa Ka Danbaysay Xilligaa,Waxaana Laga Yaabaa Inaanay Xasuusnayba Iyagu Taasi,Balse Waxaan U Xusayaa Waa Xuquuq ay leeyihiin Anigaana xusuusan...

Gees Kale Kolka Laga Eegana Hadalkan Xaajiga Ee Soo Socda Waxaaba Ku Jirta ( Hadaad Sharaf Doonayso Wax Kastaba Runta Ka Sheeg) .Ramadaan Kariim..C.A.C caanodhame.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
WAREYSIYO