Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Halkeey ku dambeyn doontaa rajadii ahayd in Soomaaliya laga hirgaliyo imtixaan qaran?

0
Wednesday May 15, 2019 - 11:18:14 in Wararka by Hargeisa Head OFFICE
  • Visits: 142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkeey ku dambeyn doontaa rajadii ahayd in Soomaaliya laga hirgaliyo imtixaan qaran?

    Tan iyo markii ay Wasaaradda Waxbarashadu ku dhawaaqday in la joojiyay isla markaana la baabi'iyay imtixaanka fasalka 4-aad ee dugsiga sare ee gobolada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan iyo markii ay Wasaaradda Waxbarashadu ku dhawaaqday in la joojiyay isla markaana la baabi'iyay imtixaanka fasalka 4-aad ee dugsiga sare ee gobolada

Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa waxa soo baxayay cabashooyin ku aadan sida Wasaaraddu u maaraysay arintaasi.

Boqolaal ardey ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Muqdisho kuwaasi oo ka cabanayay joojinta imtixaanaadkii ay galayeen tan iyo Sabtidii la soo dhaafay.

Magaalada Baydhabo, maamulayaasha iskuulada sare ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin sida Wasaaradda Waxbarashada ee Federaalku u maaraysay arinta imtixaanadka fasalka 4-aad ee dugsiga sare iyo waliba in waxba kama jiraan laga so qaado natiijada maadooyinkii illaa hadda la galay.

Magaalada Beledweyne na, isu soo baxyo ay sameeyeen arday ka cabanaysay arintan ayaa la soo sheegayaa in rabshadihii ka dhashay ay ku dhaawacmeen labo qof oo midkood uu ahaa arday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO