Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Roobab Mahiigana Oo Habeenimadii Xalay Ka Bilaamay Magaalada Burco Iyo Khasaaraha Daadad AY Sababeen Oo Wali Ka Socda Magaalada Burco.

0
Wednesday May 15, 2019 - 11:35:02 in Wararka by
  • Visits: 970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roobab Mahiigana Oo Habeenimadii Xalay Ka Bilaamay Magaalada Burco Iyo Khasaaraha Daadad AY Sababeen Oo Wali Ka Socda Magaalada Burco.

    Roobab Mahiigana Oo Habeenimadii Xalay Ka Bilaamay Magaalada Burco Iyo Khasaaraha Daadad AY Sababeen Oo Wali Ka Socda Magaalada Burco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobab Mahiigana Oo Habeenimadii Xalay Ka Bilaamay Magaalada Burco Iyo Khasaaraha Daadad AY Sababeen Oo Wali Ka Socda Magaalada Burco. Maalmihii Udanbeeyay waxa roobabkii gugu ay ka da'ayeen magaalada burco iyadoo habeenkii xalay ahaa oo ka da'ay roob wayn oo hayay mudo ilaa sadex saac iyo badh ah roobabkan oo ila hada aan la ogayn waxa ay khasaaro gaysteen ayaa shacabka magaalaada burco iyo guud ahaanba gobalka togdheer ay ku diirsadeen iyago ilahay uga mahad naqay nimcooyinkiisa uu ku manaystay gobalka.

Waxa wali socda daadaka uu sababay roobkan wayn ee ka da'ay magaalada iyo lagu sababaynayo iany jabeen mooska ku waregsan guud ahaan magaalada burco.

wali wax war ah kamay soo saarin masuuliyiinta gobalka togdheer iyo ka degmada burcaba.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO