Saturday May 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

somaliland iyo taariikhda oo kooban iyo waxa looga baahanyahay inay ku dadaasho si ay hore ugu socoto hanbaliyo 18 may

0
Wednesday May 15, 2019 - 14:16:51 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    somaliland iyo taariikhda oo kooban iyo waxa looga baahanyahay inay ku dadaasho si ay hore ugu socoto hanbaliyo 18 may

    somaliland iyo taariikhda oo kooban iyo waxa looga baahanyahay inay ku dadaasho si ay hore ugu socoto hanbaliyo 18 may

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

somaliland iyo taariikhda oo kooban iyo waxa looga baahanyahay inay ku dadaasho si ay hore ugu socoto hanbaliyo 18 may
Jamhuuriyadda somaliland waxaa hore loogu magacaabijiray dhulkii uduga iyo cadarka sidaas ayay u yaqaaneen jireen masaaridii horehalka giriigii horene ugu yeedhi jireen berberaxiligii muslimka amaba qarniyadii uu muslimku soo gaadhayna somaliland waxa looyaqaanay dhulkiisaylacugu danbayntii xiligan aan joogno waxa ay tahay ama xilligii gummeysigii engriiskna waxa ay tahay ama ahaydba somaliland.


somaliland taariikhaheeda ugu muhiimsan waxa numper one ka ahaa dhaqdhaqaayadii gummeysi la diirirka ahaa ee hoggaan u hayeen darawiishtu kuwaas oo labaataneeyo sanno dagaal ku hayay gummeystihii engriiska,isla markaasina baraarug xilli ay afrikaanka badankoodu hurdeen.

waxa iyaga jirey halgamayaashii sheikh bashiir iyo faarax oomaar iyo asxaabtii ay cigaal iyo xertiisu hoggaaminayeen,kuwaas oo iyaguna taariikhda meel weyn kaga jira iyo dhulka somalilanba.

somaliland waxa ay kow iyo sagaashankii dib ula soo noqotay madaxbanaanadeedii horre,iyagoo burco kaga dhawaaqday axdi qarameedkii ay badanaa ku jireen reer somaliland

somaliland hadda meel fiicanbay maraysaa nabad buuxana way haystaa waan ku farxaa marka aan arko dad iska awax u qabso wax qabsanaya ama wax dhidhisanaya,somaliland hadda waxay u baahantuun inay hore u socto mar walba saxdo qaladaad yar yar ee dhexda ka jira.

somaliland hadda waxa loo baahanyahay inay hesho golayaal deegaan oo dhaama kuwii hore marka laga reebo berbera dooroshooyin qabsooma oo caalamku inagu majiirto,iyo hore socod iyo fahan la fahmo nicmadaa nabada ee eebe weyn ku galaday dadka reer somaliland.

inkastoo xukuumadan haatan waxbadan dhaqaajisay oo caalamkuna inagu qulqulayaan haddana waxa loo baahanyahay in ganacsataduna ya u naxariistaan dadkooga oo ay maciishada ka jabiyaan wax walba waa la gaadhi rooma afar cisho laguma dhisan

somaliland fahma waxaad haystaa oo nabada oo aad cid walba ka fiicantihiinn hanbaliyo 18ka may hanbaliyo 26v juun


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
WAREYSIYO