Sunday August 18th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

CIID WANAAGSAN CIID WANAAGSAN

0
Tuesday June 04, 2019 - 10:28:57 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CIID WANAAGSAN CIID WANAAGSAN

    CIID WANAAGSAN CIID WANAAGSAN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CIID WANAAGSAN CIID WANAAGSAN

Dalada guudee ay ku bahoobeen jaaliyadaha yurub isla iyo markaana xidhiidhisa bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) waxay guudahaan bulsho weynta Islaamka, gaar ahaana dadka reer Somaliland halkan ugu soo gudbinayaan hambalyada munaasabada Ciidul-Fitrigaoo ku beegan maalinta Salaasada ee ay taariikhdutahay4/6/2019.Waxaananu leenahay kuciida farxad,bashbash,barwaaqoiyonabadgalyo

Daladahaan waxaanu ILLAAHEY kabaryeynaa in rabigeena weyni ciidaa ciideeda qaranka SLND iyo bulshada Somaliland uu eebbe ku gaadhsiiyo nabadgalyo,barwaaqo iyo ictiraaf buuxaaynu helno .Waxaananu bulshada reer Somaliland kula dardaarmaynaa midnimo iyo wadajir.

Ku ciidaCaafimaadsan.

Ku ciida cawiyo nabad .

Ku ciida calankeenowaara.



 

GudidafulintaeedaladaSomaliland Society in Europe(SSE)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO