Sunday June 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Musharax Aqoonyahan C/qaadir Jaamac Ismaaciil (Dacar) Oo U Sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Togdheer

0
Tuesday June 04, 2019 - 10:34:39 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Musharax Aqoonyahan C/qaadir Jaamac Ismaaciil (Dacar) Oo U Sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Togdheer

    Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Musharax Aqoonyahan C/qaadir Jaamac Ismaaciil (Dacar) Oo U Sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Togdheer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Musharax Aqoonyahan C/qaadir Jaamac Ismaaciil (Dacar) Oo U Sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Togdheer

Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Musharax Aqoonyahan C/qaadir Jaamac Ismaaciil (Dacar) oo horaantii 2016 ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan isla markaasina u tartamaayo Doorashada Golaha Wakiilada ee dhawaanta lagu wado inay dalka ka qabsoonto, gaar ahaan Golaha Wakiilada ee Gobolka Togdheer .



Musharax Aqoonyahan C/qaadir Jaamac Ismaaciil (Dacar) oo kamida Aqoonyahanka dalka dibadiisa ku nool isla markaasina kamida , dhalinyarada fara ku-tiriska ah ee Alle hibada u siiyey karaamada iyo sharafta hogaamiyenimada ah ee loo dhasho, isla markaana kamida hantida gaarka ah ee Gobolka Togdheer ka sugaayo inay hiil uga noqdaan heeryada maamul-xumo iyo musuq-maasuqa bariinsaday ee uu baday Golaha Wakiilada mudada dheer sharcidarada iskaga fadhiyey.



Musharax Aqoonyahan C/qaadir Jaamac Ismaaciil (Dacar) oo ku caana sharaf iyo karaamo shaqsiyadeed iyo hal adayga daacadnimo ku dheehantay ayaa bulshadu aad ugu diiraadeen markii uu soo gaadhay warka sheegaya inuu u taaganyey doorasha soo socota ee Golaha Wakiilada Gobolka Togdheer ,


Musharax Aqoonyahan C/qaadir Jaamac Ismaaciil (Dacar) oo maalmihii ugu danbeeyey xaflado iyo kulamo mugle oo lagu taageeraayo loogu qabtay, deegaano badan oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa si miisaanle bulshadu ugu muujisay sida ay ugu niyadsan tahay musharaxnimadiisa, iyagoo isla markaadina la garab istaagay cudud taageero oo ka turjumaysa miisaankiisa siyaasadeed




Guntii iyo gabagabadii waxan maqaalkaygan kusoo af-meerayaa Musharax Aqoonyahan C/qaadir Jaamac Ismaaciil (Dacar) Baahi Weyn bay bulshada Gobolka Togdheer u qabaan inuu kusoo biiro Xildhibaanada ku matalaaya Golaha Wakiilada,waanu ku guulaysanayaa insha alaah hankiisaas iyo himiladiisaas Siyaasadeed ee uu isu soo taagay.





Allaa Mahadleh

Mustafe Cumar Nuur

Burco/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
WAREYSIYO