Sunday June 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUUSE BIIXI MA SIYAASIBAA? 2-3 (Qaybtii 72aad) Maxamed Xoosh

0
Sunday June 09, 2019 - 16:09:39 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUUSE BIIXI MA SIYAASIBAA? 2-3 (Qaybtii 72aad) Maxamed Xoosh

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUUSE BIIXI MA SIYAASIBAA? 2-3 (Qaybtii 72aad) Maxamed Xoosh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUUSE BIIXI MA SIYAASIBAA? 2-3 (Qaybtii 72aad) Maxamed Xoosh

Qaybtii hore ee maqaalkan weynagii ku xusnay in Muuse Biixi dad gaadhaaya 500 oo qof ku qanciyay 15 mirir xaga rag badan oo ay isku deegaan yihiin oo shirar badan qabtay ay Sadex Sacadood ku qancin waayeen "Muxuu Muuse Ku Yidhi SIRTU Waataa”

 

Marka la eegaayo salaanka siyaasadda laga soo fuulo taqriiban Siyaasi u eekaa siyaasi kale arki maysid

 

Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal AHN wuu ka duwanaa badanaa soomaalidii siyaasada soo gashay oo dhan sababta oo ah Aabihii X.Ibraahim Cigaal wuxuu ahaa raga soomaali ugu hantida badan xiliguu ambo qaaday Ina Cigaal duruufta uu ku koray waxay u saamaxday in uu labeentii ummada is bartaan arinkaa oo furre u ahaa aqoonta badan ee deegaanka iyo dhaqanka iyo weliba dadka soomaaliyeed ulaa ku darso Ina Cigaal wuxuu ahaa raga ugu wax akhriska badan soomaalida oo dhan

 

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuu ka duwanaa Ina Cigaal isagu TACAB uu leeyahay ayuu ku soo galay Siyaasadda wuxuu ka soo galay Hay,ada Ciidanka xiligii halganka oo aan la dafiri karayn doorka ay ku lahaayeen dib u xoraynta

 

Waraysi lagu waraystay Muuse Biixi shirkii boorama 1993 wuxuu ku sheegay halka loo socdo waxaanu doonaynaa in aanu dhisno dawlad si dimuqraadiya isku xukunta oo u guurta Nidaamka Xisbiyada badan iyo in la helo Xuriyad Madaniya iyo Xoriyatul Qawl iyo xuquuq siman …….

 

Ina Cigaal maskaxdiisa waxa ka buuxday afkaar badan uu doonaayay inuu soo dijiyo ama uu dabaqo wuxuu ku guulaystay in badan oo ka mid ah wax badan wey u hadhsanaayeen, wuxuu ku dedaalay in ummadani mid ahaato oo la ururiyo lana jiheeyo ……

 

Muuse Biixi isaga laftigiisa afkaar siyaasi ah maskaxdiisa kama maqna balse wuxuu ku soo hagaagay marxalad dadku doonayaan in HORE LOO SOCDO iyo in musuqa lala dagaalamo , arinkaasaa keenay in ay adkaato DABAQAAD wax badan oo uu ku celcelin jiray waayo HADALKA IYO FULINTU WEY KALA ADAG YIHIIN

 

Alle Ayaa Mahad Leh




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
WAREYSIYO