Sunday August 18th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Maxaa ka jira in dowladda Iran Maraakiib dagaal soo gelisay dalka Djibouti ?

0
Tuesday June 11, 2019 - 08:23:53 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka jira in dowladda Iran Maraakiib dagaal soo gelisay dalka Djibouti ?

    Maxaa ka jira in dowladda Iran Maraakiib dagaal soo gelisay dalka Djibouti ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa ka jira in dowladda Iran Maraakiib dagaal soo gelisay dalka Djibouti ?

Dowladda Jabuuti ayaa beenisay warar soo baxay oo sheegaya inay biyaheeda u ogolaatay maraakiib dagaal oo ay leedahay Iran.

Safiirka Jabuuti ee dalka Sacuudiga, Dhiauddin Bamakhrama ayaa si kulul u beeniyey in maraakiib dagaal oo Iran leedahay ay ku sugan yihiin xuduud badeedka dalkiisa, wuxuuna ku adkeystay in Jabuuti ay weli xiriirkii ay u jartay Iran uu sidiisa yahay.

"Ma jiro wax maraakiib dagaal oo Iran ay leedahay oo soo galay biyaha Jabuuti ama dekadaheedaā€¯ ayuu Dhiauddin Bamakhrama ku yiri bayaan uu soo saaray, wuxuuna intaas ku daray in wax xiriir ah uusan ka dhaxeyan labada dal.

Bishii Janaayo ee 2016, Jabuuti ayaa la safatay Sacuudiga, xiriirkana u jartay Iran kadib markii dibad-baxayaal ay galeen safaaradda Sacuudiga ee Tehran, iyo qunsuliyadeeda magaalada Mashahd taasi oo ka dambeysay markii Sacuudiga ay dileen wadaado shiico oo caan ahaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO