Sunday June 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

BAAQ TAAGEERO AH

0
Tuesday June 11, 2019 - 08:35:48 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAQ TAAGEERO AH

    BAAQ TAAGEERO AH

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BAAQ TAAGEERO AH
ASC MARKA HORE WAXAANU HALKAN KASALAAMAYNAA BAHDA WARBAAHINTA, MARKA XIGA
ANAGOO AH DHALINYARADA QAARADDA YURUB EE BEELWEYNTA HABAR JECLO, WAXAANU BAAQ IYO TAAGEERO UDURAYNAA SHIRKA ( WALAALEEYE) EE DHAWAAN AY ISUGU IMANDOONAAN BEELAHA GARXAJIS IYO HABAR JECLO, BAAQAAS OO KUSOCDA DHALINAYARADA LABADA BEELOOD, WAXAANU MADAX DHAQAMEEDKA BEESHA HABAR JECLO UGUBAAQAYNAA INAY SHIRKAAS GOGOSHIISA DHIGAAN OO ISUDIYAARIYAAN QABASHADIISA IYO WALAALAYNTA LABADAN BEELOOD WALAALAHA AH EE SIYAASIYIINTA MUNAAFIQIINTA AHI KALA ILAALINAYEEN ILAA 1991 INTII KADANBEYSEY ILAAMAANTA, ANAGUNA HIIL IYO HOOBA WAANU LABAR BARTAAGANAHAY WAAYO WAADADKA AANAAN SAACAD KALAMAARMIN EE ILAA SANAAG, SOOL, SARAAR, SAAXIL, TOGDHEER, IYO KILILKA SHANAAD INTABA AANAY JIRIN WAXNOO KALASOOCANI, SIDOOKALE WAXAANU DHALINYARADA BEESHA GARXAJIS UGUBAAQAYNAA INAY DHINACOODA KASHAQEEYAAN SIDII UU KUQABSOOMILAHAA ( SHIRKA WALAALEEYE ) HADII ILAAHAY AQBALO . AFEEF WAXAANU UMMADDA REER SOMALILAND U CADDAYNAYNAA INAANU SHAIRKANI AHAYN MID WAXYEELAYA QARANKA SOMALILAND IYO CIDKALE TOONNA INUU SIIWANAAJIYO MOOYAANE. WABILAAHI TAWFIIQ .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
WAREYSIYO