Tuesday July 14th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

BARNAMJIKI HOGAAN IYO HORUMAR

0
Tuesday June 11, 2019 - 08:50:34 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 483
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    BARNAMJIKI HOGAAN IYO HORUMAR

    BARNAMJIKI HOGAAN IYO HORUMAR

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BARNAMJIKI HOGAAN IYO HORUMAR
Inago Tix galinayna cilmi badhistii asaecenter qaybaha iyo qaabka hogaamiyayaashu waa hab u qofku u isticmalayo awood iyo aqoon xeel dheer si u hogaamiyo umad dhan.
Cilmi baadhistu waxay cadeesay kala duwanan shiyaha hogamiyayaasha iyado hal beeg loga dhigaayo hadaba tirada raacsan hogamihaas o u hogaaminaayo qaabka ugu haboon ee lo kala saarayo waa waa hab shaqeedkoda iyo xaaladooda hogaamineed. Hadaba qaybaha Hogamiyaasha halkan hoose ayaan kugu taxayaaye insha allah:
1. Autocratic Leadership: Hogaamiyahani waxa u udub dhaxaad u yahay dhamaan wax walba awood iyo mas uliyadba waxa una go’amiya wax walba
isaga o aan la tashan cida ay wada tashiga leyihiin.
2. Democratic Leadership: Hogamiyahan nocani ah waxa u ka tacaluqaa samaynta go’aan waliba waxa u la tashtaa cida ay wadagan talada waxa una go’aamiyaa hadii la so jeediyo talo waliba isaga o la tashanaaya cida ay shaqada wadaagan waana hogaamiye wanaagsan waxa anu la gaaryahay
xidhidhka kala dhaxeya shaqalihisa sare iyo kuwa hosaba.
3. Strategic Leadership Style: Hogaamiyaha noocan ahi waxa u ka taculaqaa
baahida hogaamiyed e lo qabo urur midaysan strategic leader kuma xadidna kala saraynta ururkaas.
4.Transformational Leadership: Hogaamiyani Gabi ahaanba waxa u ka taculaqaa bilaabida isbadal ku yimaada urur ama koox dad ah xataa hal shakhsi o ku hawlan isbadal nafeed Transformational leaders waxay dheeri galiyaan dadka kale si lamida iyagu waxay gaadhan isbadal nololeed o dhamaystiran.
5. Team Leadership: Hogaamiyahani waxa u ku tacaluqaa in u abuuro sawir muuqda o ah isbadal koox ku dhisan aragtidooda iyo waliba dheerigalintooda waxaana adag inta badan in u guulaysto.


6. Cross-Cultural Leadership: Qaab hogaaminedkani waxa u ka jiraa meel ay ka jirto kala duwanansha ha habdhaqanka bulshadu badana hogaamiyayasha nocan ahi waxay ka jiraan United States maxaa waxa jira kala duwananshiyaha dabecadaha iyo dhaqanka bulsheed badanana waxay hogamiyayaan Organization ka.
7. Facilitative Leadership: Hogaamiyahani waxa u ka tacaluqaa cabirka iyo so xareenta natiijo dhaqaale ama mid isabdal kumana xidhna xirfad iyo aqoon.
8. Laissez-faire Leadership: Hogaamiyahan noocan ahi waxa u awooda siiya cida la shaqaynaysa isago ka taxadiraya in aan iman wax buuq ah ama is qab qabsi ah .
9. Transactional Leadership: Hogaamiyahan noocan ahi waxa u joogteya ilaaliya xaalka iyo isabdalka waxa u na ka taculaqu isbadal ay si dhakhso ah ay ku helaayan cida raacsan e u hogaaminaayo waxa una abaal mariyaa shaqalihiisa waaana la
kulmaa mar marka qaar.
10: Coaching Leadership: Hogamiyaha noocan ahi waxa u ka tacaluqaa barida so saarista cida la shaqaynesa waxa una dherigaliya o wax baraa cida wax ka dhiganaysa wanu dheeri galiyaa si toos ahna waa ula shaqeeya iyaga.
11. Visionary Leadership: Hogaamiyahan noocan ahi waxa u ka Tacaluqaa aqoonsiga hababka iyo stepska iyo waliba qaabka hogaamiyaha iyo khibradaa u ka helay dadka kale waxayna kaso dherin dheriyaan fekeradooda waxyabaha xaqiiqda ah
e ay nolosha ka heleen.

Finally refer this research in this website
https://wisetoast.com/12-different-types-of-leadership-
styles/?fbclid=IwAR2YjAb3qqZdYU3M_pgsaxYQteQvr7VfbRiMzhGE_ZQvEw
A1ld0ESjn2VK8

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan
Engineer Politician Researcher and writer
Hogaan IYO Horumar.
Q 4AAD Q 4aad Qaybaha Hogaamiyaasha (Mohamed Aden Hassan)

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA
IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.
Tell: 0634394700.
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
WAREYSIYO